Home Authors Posts by Editor

Editor

856 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Singub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

SAWIRRO:-Shirka GSD Qurba joogta Soomaaliyeed ee Istanbul iyo doorta iyo Ergada...

Resolution. Xal go'aan qaadasho. Shirka GSD Qurba joogta Soomaaliyeed ee Istanbul. Ugu horreeyntii waxaan idiin kaga mahadcelinayaa casumaaddiinna kulankan...

DAAWO:-Wasiir Goodax:- oo Joojiyay Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare Dalka

Wasiirka Waxbarashada xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa xalay sheegay in guud ahaan la joojiyay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada...

DAAWO:-Madxaweyne Deni oo Shacabka la wadaagay Natiijada Shirkii Iskaashiga DFS Iyo...

Garoowe, May, 14, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka warbixiyey Shirkii Iskaashiga Dowladda Federaalka...

DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Khasaare ka dhashay Roobabkii Hargeysa Caawa...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kormeeray khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar...

DAAWO:-Madaxweyne Deni:-Hadii Aan Puntland nahay waxaan Dacwad ka nahay qaabkii loo...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.Madaxweynaha ayaa isla...

Amb. Faduma Abdullahi Insaaniye:- SOOMAALIDA SWITZERLAND MA ILOOBI DOONAAN WANAAGAAGA.

"Waa ognahay in xilka uu yahay meerto hase yeeshee Reer Switzerland waxaa ku weynaa oo ay jeclaayeen in aad la joogto balse...

Wiil Soomaaliya oo Dowlada Denmark ay sharciga kala noqotay oo mar...

Xukuumada Dalka Denmark ayaa dib ugu soo celisay Maxamed ibrahim oo ka kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay...

Danjirihii Soomaaliya ee Switzerland oo Xamar u dhooftay iyo Mas’uul cusub...

Danjire Faadumo Cabdulaaji Insaaniye oo ah Danjiraha Dowlada Federaalka ee Switzerland iyo Xarunta Qaramada Midoobey ee Geneva ayaa maanta u dhooftay Magaalada...

SAWIRO+VIDEO:-Xaflad Lagu Taageerayo Madaxda Cusub ee Puntland oo ka dhacday Geneva...

Xaflad lagu taageerayo Madaxda cusub ee Puntland sida Madaxweyne Saciid Deni, Madaxweyne Ku-xigeen Cabdi Cilmi Karaash, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Labada Gudoomiye Ku-xigeen, Xubnaha...

WARAR KALE