Home 2018 November

Monthly Archives: November 2018

RASMI:-Shariif Xasan oo iska casilay xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed!

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koofur Galbeed  Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Goordhow ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilka Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Sidoo kale Waxaa...

DHAGEYSO WAREYSI:-Suldaan Maxamed oo ka digay in Xil kororsi uu sameeyo Madaxweynne C/Wali Gaas!

Suldaan Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Isimada ka soo jeedo deegaanada Puntland ,ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay shabakada Umada News, isagoo...

Nabadoon Xarago oo si weyn u taageeri jiray Cabdiwali Gaas oo Boosaaso lagu xiray!

Ciidamada Amaanka ee Magaalada Boosaaso, ayaa xabsiga dhigay Nabadoon Cabdulqaadir Xarrago oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Bari. Nabadoon Xarago oo markii hore si weyn u...

WARAR KALE