Home 2018 August

Monthly Archives: August 2018

DHAGEYSO:-Muwaadin Soomaaliyeed Oo Aan Ka Wareysanay Xaalada Ganacsatada Soomaaliyeed ee South Africa

Waxaa kordhay weerarada  lagu beegsanayo Ajaanibta goobaha gacansiga ku magaalooyin ka tirsan dalka Koofur Afrika. Deegaanka Suweto oo ka tirsan Gobolka johannesburg  ayaa ah halka...

SAWIRRO+MUUQAAL:-Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay China!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha oo ay kaga qayb...

DAAWO:-Madaxweyne Cabdiwali Gaas, oo Taakuleyn Caafimaad u Fidiyay siyaasi Cali Sandulle!

Kadib markii warbaahinta qaarkood ay baahiyeen xanuunka iyo xaalada gudaha magaalada Hargeysa ku haysata siyaasi Cali Maxamuud Axmed (Cali San Dulle) ayaa waxaa arimahaasi...

DAAWO:-Madaxweynaha Cusub ee Kilinka 5aad oo Talaabooyin Lagu Farxay qaaday!

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in la badelayo magaca iyo calanka dowlad deegaanka soomaali ,isagoona sheegay...

COD:-Norway oo Dib u baareyso Sharciyada 1400 qof oo Soomaali ah!

Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dalka Norway ayaa shaacisay in ay qiimeyn gaar ku sameyndoonto in ka badan 1500 oo ah qaxooti ka soo...

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Somaliland ku eedeyay in ay Taageerto Al-Shabab iyo Daacish

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali, oo khudbad shalay ka jeediyay Munaasabada Ciidul Udxiyada ayaa ka hadlay arimo badan gaar ahaan dhanka Amniga. Madaxweyne Cabdiwali Gaas,...

MUUQAAL+SAWIRRO:-Qaar ka Mid ah Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay Talaabadii Madaxweyne Farmaajo…!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa farxadda munaasabadda ciidda shalay la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

DAAWO MUUQAAL:-Muwaadin Soomaaliyeed oo Dacwad ka ah Safaarada Soomaaliya ee Biljimka!

Cabashada ka imaaneyso muwaadiniinta Soomaaliyeed, ee ku nool dalalka Dibada ayaa mar marba ka danbeyso soo ifbaxeyso. Cali Cumar Calasow oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo...

SAWIRRO:-Al-Shabaab oo dhoolatus Ciidanka ka Sameeyay Jilib iyo Ceel-Buur!

Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka soo horjeeda jiritaanka Dowladda Soomaaliya iyo joogintaanka Ciidamada shisheeye ayaa dhoolatus ciidan waxa ay ka sameeyeen deegaanada ay gacanta ku...

DAAWO:-Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabis iyo Xil ka qaadis ku sameeyay Hay’adaha Amaanka iyo Madaxtooyadda!

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan; 1. Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay Agaasimaha...

WARAR KALE