Home 2018 July

Monthly Archives: July 2018

DAAWO_:-Madaxweyne Gaas oo siyaasi Cali Xaaji Ku Sifeeyay Qof abaal laawe ah

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaasoo wareysi gaar ah siiyay Telafashinka RTN ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan guud ahaan Soomaaliya...

SAWIRRO+VIDEO:-Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Garowe!

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta...

SAWIRRO:-Madaxweynaha Soomaaliya, oo gaaray Magaalada Brussels!

Wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka,waxaana halkasi ku soo dhaweeyey danjiraha Soomaaliya ee Midowga...

DHAGEYSO WAREYSI:-Siyaasiga Jaamac Feyte oo ka digay xil kororsiga Xukuumada Puntland

Siyaasiga Jaamac ayaanle Feyte, oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Puntland ee ku nool qurbaha gaar ahaan dalka Mareykanka ayaa wareysi gaar ah oo...

JAALIYADDA ATLANTA OO ABAABUSHAY QALINJIBINTA KU DHOWAAD BOQOL-ARDAY SOOMAAALIYEED +(SAWIRRO)

Jaaliyadda Soomaali-American Center ee Magaaladda Atlanta ayaa si heer sare ah u abaabushay Xaflad qalin jabin ah oo lagu qabtay Magaaladda Atlanta ee Cariga...

SAWIRO:-Geeska Afrika Maxaa iska bedelay 90ka Maalmood ee Abiy Axmed Raisul wasaare ka yahay...

Abiy Ali Ahmed oo ah Ra'isul wasaarihii 12-aad ee soo maray Dalka Ethoopiya ayaa xilka ka wareegay 2-dii April ee sanadkan 2018-ka wuxuuna xilka...

SAWIRRO:-Ra’isal wasaaraha Itoobiya oo gaaray Magaalada Asmara.

Ra'isal wasaaraha Itoobiya, Dr Abiy Axmed, ayaa gaadhay magaalo madaxda dalka Eritrea ee Asmara. Booqashadan Ra'isal Wasaaruhu waxay jawaab u tahay kulan ay hore...

Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo La Kulmay Madaxda W/Kuuriya!

Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Mr. Mike Pompeo ayaa booqanaya dalka Kooriyada Waqooyi isagoo halkaasi ku gali doona wada-hadallo ku saabsan soo afjarista Hubka Nuclear-ka...

WARAR KALE