Home 2018 June

Monthly Archives: June 2018

Cabdirashiid Osmaan Maxamuud Ciid Faahiye iyo Marwadiisa Khadiijo Maxamed Omar Madow, Uo Ku Aqal Galay...

Waxaa Tahniyada dirayo Ubax Mahamed Omar Madow Laylo Mohamed Omar Fanaanad Mandeeq Nuur Garaash Ubax Muhidiin Eedo Shukri Xirsi Eedo Luul Digriyow Eedo Khadiijo Digriyow Samia Abukar Ahaaciye Faaduma Ibraahin khaalid ahmed Maxamed dhere maxamed...

SAWIRRO:-Ine Marie Eriksen Søreide Iyo Xasan Cali Khayre oo Osli ku kulmay!

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada Oslo,...

SAWIRRO:-Soomaalida Magaalada Bern oo maanta si weyn ugu dabaal dagay munaasabada ciidul Fidriga!

Maanta oo ah maalinta 1aad ee Munaasabada Ciidul fadriga, ayaa boqolaal muslimiinta ah waxa ay salaada Ciida ku ogeen Masjidka weyn ee Jaamaca ah...

DHAGEYSO:- Madaxii Sirdoonka Puntland oo ka hadlay xil ka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha...

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa wareegta ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu xilkii ka qaaday Agaasimaha Hay'ada Sirdoonka Puntland (PIA) Cabdirisaaq Ciise...

DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hambalyada Maalinta Ciidul Fidriga u diray Shacabka Somaliland!

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixe Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan umaddaha muslimiinta gaar ahaa shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabada...

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Umadda Soomaaliyeed!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa uu ugu hambalyeeyay maalinta 1aad ee munaasabada ciidul fidriga. Farmaajo oo soo...

WARAR KALE