Home 2018 May

Monthly Archives: May 2018

DAAWO:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo gaaray Buuhoodle!

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdiraxmaan Xaaji Cumar Camey ayaa gaaray deegaanka Xamar lagu-xidh  ee ka tirsan Gobolka Ceyn. Madaxweyne Camey, ayaa safarka waxaa ku wehliyo mas'uuliyiin...

Dhageyso Cod:-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo dhaliilay Laamaha Amaanka ee Dowladda !

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Aqalka Hoose ee Soomaaliya, ayaa eedeyn kulul u jeediyay laamaha amaanka ee Dowladda Federaalka ee...

Xog:-Cabdiwali Gaas oo la sheegay in uu booqday Tukaraq!!

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali, ayaa galabta la sheegay in uu socdaal kedis ah oo aan la shaacin ku tegay meel u dhow deegaanka...

Madaxweynaha Kenya oo Nairobi ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Uhur Kenya ayaa xarunta Madaxtooyada Kenya waxa uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Mr. Farmaajo ayaa...

(Akhriso) Shan caqabadood oo ku hor gudban safarka Raisul Wasaare Khayre ku joogo Itoobiya

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyagoo aan helin maamuus...

DAAWO:-Muuse Biixi Oo Sheegay In tiro 3 Jeer uu Telefoonka Kula Hadlay Farmaajo...

Madaxweynaha Somaliland Muuse biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Cabdwali Maxamed Cali in uu yahay qof aan laheen balan. Muuse Biixi, wuxuu sheegay in...

Dagaalka Tukaraq oo Dib u Bilowday iyo Khasaare kala Gaarey Labada dhinac.

Wararka laga helaayo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in saakay waaberigii uu dib ugu qarxay dagaalka u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo...

Xildhibaanadii Tuuray Jawaari oo xilal Wasiir lagu abaal mariyay!Magacyada Wasiirada Cusub!

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Wasiiradii ka banaanaa Xukuumaddiisa. Illaa Lix Wasiir, Labo Wasiiru dowle iyo shan Wasiir kuxigeen...

SAWIRRO:-Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug oo kormeeray Cisbitaalka ee Gobolka Galgaduud

Madaxa Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir ayaa Maanta Kormeerkan ku tagay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud, wuxuuna u kuur galayey Xaaladaha ay...

DAAWO:-Oradyahan Cabdi Lucky oo Soomaaliyeed ugu qeyb galay Tartanka Copenhagen Marathon Oo Wareysi...

Ciyaaryahan Cabdi Daaud Rooble Cabdi Lucky waa ordayahan u dhashay dalka Soomaaliya, todobaadkan waxa uu ka qeyb galay tartanka Copenhagen Marathon kaasi oo lagu...

WARAR KALE