Home 2018 April

Monthly Archives: April 2018

XOG RASMI AH:-Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Ciyaarta Finaalka Soomaaliya iyo Tanzania!

Shabakada Umada News ayaa heshay xog rasmi ah oo la xidhiidhra in  Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ka qeyb gali...

DAAWO:-Madaxweyne Gaas oo Abu Dhabi kaga dhawaaqay in Puntland gali karto heshiisyo Caalami ah!

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo goor dhow shir jaraa'id saxaafadda Caalamka igu qabtay Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Iskutaga Imaaradka Carabta ayaa...

DAAWO:- Wasaaradda Gaashandhiga oo Shirkad Imaaraati ah la gashay heshiis Laga Qariyay Shacabka Soomaaliyeed!

Wasaaradda Gaashandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan heshiis qarsoodi ah oo laga qariyay shacabka Soomaaliyeed, waxa ay la gashay shirkad gaar loo leeyahay...

DHAGEYSO:-Faarax Macalin Oo Imaaradka Carabta ku tilmaamay Cadowga Soomaaliyeed!

Gudoomiye Ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaara ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya ee xiriirka la sameynaya dowladdaha shisheeye. Siyaasi...

SAWIR:-Ganacsatada Soomaaliyeed oo banaanbax ka dhigaya Dalka Koonfur Afkrika.

Dalka Koonfur Africa waxaa ayaa waxa ka socda banaan baxyo ay dhigayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkaasi, kaasi oo ay uga cabanayaan dilal...

SAWIRRO:-Shirkadaha Air Jabuuti iyo Suudaan Airways oo heshiis wada gaaray.

Waxaan maanta magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan heshiis ku wada gaaray shirkada ah Ari Jabuuti iyo Suudaan Ariways heshiis-kan ayaa waxaa uu dhigayaa...

SAWIRO+VIDEO:-Musharax Maxamed Saciir Moorgan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Garowe!

Musharax Gen. Maxammed Siciid Xirsi (Moorgan) ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland. Morgan ayaa  maalmo ka hor waxa...

ALHRISO:-Magacyada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Ethiopia ! Imisa Soomaali ah ayaa ku jirta??

Ra'isulwasaaraha cusub ee xukuumada Ithoobiya Abiy Ahmed ayaa soo dhisay golaha cusub ee Xukuumadiisa. Ra'iusl wasaare Abay ayaa soo dhisay 16 wasiir wuxuuna horgeeyay Baarlamaanka...

SAWIRRO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir Ka dhacay Nigeria!

Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday muddo seddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey Talisyadda Ciidanka...

Kooxda Juventus oo Realmadrid Garoonkeda ku Gilgishay balse ka Hartay Champions League.

Kooxaha Realmadrid iyo Juventus ayaa wada ciyaarey Champions League waxaana halkaa kusoo baxay Realmadrid oo halis u gashay caawa in laga badiyo balse Real...

WARAR KALE