Home 2018 March

Monthly Archives: March 2018

DAAWO:-Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwad Ay Soomaaliya Qaramada Midoobay U Gudbisay.

Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa si kulul waxa uu ugu jawaabay dacwad ay dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka gudbisay dowladda isku-tagga...

SAWIRRO:-Madaxweynaha S Land Oo Kulan Gaar ah la qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka!

Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Guddida Doorashooyinka Somaliland+Sawiro Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubnaha...

DHAGEYSO:-Mahad Cawad”Xukuumada Duulanka ay Baarlamaanka Ku soo qaaday iyadaa ka shaleyn doonto”

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari inuu xiriir...

DHAGEYSO COD:-Dowladda Soomaalida Oo Si Kulul U Cambaareysay Weerarkii Xuutiyiinta Ku Qaaden Sacuudiga!

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka hortagtay...

Wadahadallo xasaasi ah oo Moscow ku dhex maray Vladamir Putin Sheikh Tammiim Bin Hamad...

Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tammiim Bin Hamad Al-Tani ,ayaa maanta dalka Raashiya wadahadal kula leh Madaxweyne Vladamir Putin ,kadib markii uu shalay gaaray dalkaasi. Kulanka...

Gudigii hore ee Gudoonka Sports-Ka ee Dalka Switzerland oo Aqbalay sii Wadida Howlaha Sports-ka...

Kulan balaaran ayaa waxaa uu ka dhacay Caasimada Dalka Switzerland ee Bern waxaana kasoo qayb galay dhamaan Gudiyada isboortiska Soomaliyeed ee dalka Swisska kuwaasi...

DAAWO:-Madaxweynaha S Land oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isaga Oo Aan La Soo...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=69oHAPSHhY4&w=560&h=315]

SAWIRRO:-Duqa Muqdisho iyo Danjire Luciano Pezzotti oo Xamar ku kulmay!

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u qaabilsan Afrika...

MUUQAAL:-Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Digil iyo Mirifle oo Gudd. Jawaari ka codsaday in uu...

Mudanayaal katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo goordhaw shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa baaq u diray Gudoomiyaha Baarlamaanka. Xildhibaanada...

MUUQAAL:-Gudoomiye Jawaari oo Beeniyay In uu iscasili doono wuxuu codsaday in cod loo qaado!

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxa uuna ka hadlay mooshinka ay xildhibanao katirsan...

WARAR KALE