Home Wararka Maanta Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maanta U Safraya Wadanka Imaaraadka Carabta.

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maanta U Safraya Wadanka Imaaraadka Carabta.

799
0
SHARE

muqdisho.-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waddaa in uu maanta u ambabaxo dalka Isugu tagga Imaaraadka Carabta sidda ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Casumaad rasmi ah ka helay dalka Isugu tagga Imaaraadka Carabta, waxaana lagu waddaa in uu la kulmo Madaxda dalkaasi.

Booqashada Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Imaaraadka Carabta ayaa soo baxday, kaddib ka qeyb galkiisa shirkii Davos ee Switzerland bishii hore oo ay isku arkeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here