Home 2018 February

Monthly Archives: February 2018

SAWIRRO:- Madaxweynaha Puntland oo Xarigga ka Jaray Dugsiga Sare ee Al-Xikmah ee Magalada...

Madaxweynaha Dawladd Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe xarigga kaga Jaray Dugsiga sare ee AL-Xikmah oo ay si wadajira...

Boqorka Sacuudiga OO Shaqada Ka Wada Eryay Dhamaan Taliyayaasha Ciidanka Dalkaasi!

Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaqada ka cayrisay abaanduulayaashii sarsare ee militariga dalkaasi ka dib digreeto xalay ka soo baxday boqortooyo. Waxaa ka mid ah madaxda la...

SAWIRRO:-Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa shir gudoomiyay Shir lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee dhinacyada Samafalka adeegyada...

Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Pakistan oo Dacwad ka ah Danjire Khadiija Al Makhsumi

“Safaarada dani kaa soo gashay waa habaarka ugu badan ee dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan Pakistan isku habaaraan”. Waxaa ku nool dalka Pakistan soomali ku dhaw...

SAWIRRO:-Shirka 30-aad ee Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo FAO oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada...

Waxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka 30 ee Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo Hey’adda Qaramada Midooway u qaabilsan Cuntada...

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimeyaal.

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed Wasaaradda Amniga iyo...

Golaha Ammaanka oo Isku Raacay Xabad Joojin Laga Hirgeliyo Suuriya.

Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Quudada Bari ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray...

Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Canbaareeyay Weeraradii Muqdisho Kadhacay Shalay

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa war kasoo saaray Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho habeen hore ayaa waxa ay sheegeen in aysan sameyn ku yeelan doonin...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maanta U Safraya Wadanka Imaaraadka Carabta.

muqdisho.-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waddaa in uu maanta u ambabaxo dalka Isugu tagga Imaaraadka Carabta sidda ay xaqiijiyeen ilo wareedyo...

Wasiiradda Caafimaadka Oo Booqatay Dhaawacyada Qarixii Zoobe ee Lageeyey Sudan Sawirro

Wasiirka Caafimaadka ee XFS Drs Fowsiya Abiikar Nuur oo booqasho ku joogta Dalka Suudaan ayaa kulamo kala duwan la qaadatay howl wadeenada Wasaaradda Caafimaadka...

WARAR KALE