Home 2018 January

Monthly Archives: January 2018

Shaqaalaha rayidka ah Ee Puntland oo tababar Heer sare ahi Ugu soo xirmay Garoowe

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta Tababar soconayey muddo toban beri ahi ugu soo xirmay Xarunta Jaamacadda Puntland State waxaana Tababarkaasi qabanayey  Mac-hadka...

SAWIRRO+COD:-In ka badan 40 Wariyaal ah oo ka kala socday Wadamada Carabta Soomaaliyana ay...

Tababarkan oo socday mudo afar maalmood ah oo ay soo qaban qaabiyeen Midwoga Saxafiyiinta Carabta oo kaashanaya Midowga Saxafiyiinta Suudaan ayaa maanta u soo...

Dagaal kooban oo ka dhacay saaka Deegaanka Tukoraq

Wararka naga soo garaya Deegaanka Tukoraq ayaa sheegaya inay subaxnimaddii horre ee saaka halkaas ku dhexmarey labo ciidan oo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland is...

Dowladda Dalka Sacuudiga oo Amiiro iyo Maal Qabeeno Caan Ah Ka Siideeysay Hotel Xabsi...

Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa dib xuriyadooda u siisay Amiiro iyo Maal qabeeno caan ahaa dalkaasi, kuwaa oo ku xirnaa Hotelka raaxada ee Ritz Carlton...

Madaxweynaha Puntland Oo Tacsi U Diray Dhammaan Shacabka Puntland Qoyska iyo Qaraabadii Uu Kabaxay...

Tacsi ,Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray dhammaan Umadda Puntland Qoyska iyo Eheladii uu kabaxayAllaah ha u naxariistee...

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka itoobia

Addis Ababa-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa kulankiisii ugu horreeyay kula yeeshay Xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa Dhiggiisa dalkaas, Workneh Gebeyehu,...

SAWIRO:COD:-Xildhibaan Saciid Surcad oo Aan Ka Wareysanay Safarka Xildhibaanada Puntland ay Ku Joogan Nigeria!

Dalka Nigeria, waxa maalmahan ku sugan xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi. Ujeedka safarka xubnaha Golaha...

Daawo-Siyaasi Maxamad Xaaji Aadan Oo Taageeray in La Difaaca Dowlada Puntland

Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa dowladda Puntland ayaa maanta shaaciyay in uu si buuxda u taageersanyahay qorshaha xukuumadda madaxweyne Gaas ee ku aaddan...

SAWIRRO:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo 24-kii saac ee ugu danbeeyay Switzerland kula kulmay Mas’uuliyiin sare...

Ra'isul wasaaraha xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Dalka Switzerland  soo gaaray maalintii shalay eheed isagoo ka qeyb galaya shirka Dhaqaalaha aduunka...

SAWIRRO:-Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland.

Kismaayo, Jan, 23, 2017-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland iyo...

WARAR KALE