Home 2017 December

Monthly Archives: December 2017

General Gabre Waxaa Badalay Alhamadi! Qalinkii Cabdulaahi Nuur Kolombo

Madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta soomaalida ee daba dhilifyada u ahaa waqti dheer Itoobiya ee Adis Ababa looga talin jiray uuna si fool xun...

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Somaliya oo Maanta Ka Shiraya Darbiga Kenya Ka Dhiseyo Beledxaawo.

Muqdisho.-Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in kulan uu maanta ka yeesho darbiga ay dowlada Kenya ka dhiseyso xadka ay la wadaagto dalka...

Madaxweynihii Hore Ee Dowladdii KMG Ahayd Ee Carta Dr.Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo Fariin...

Qaahira:-Madaxweyne Cabdi-qaasim Salaad Xasan ayaa ugu horeyn ka hadlay waxyaabihii hor istaagay dowladii KMG ee uu hoggaaminayay,wuxuuna sheegay in burburka dalka ka dhacay uu...

Dowladnimadu dad dana gaara leh deeq uma ahan !

Qormadaydan ayaan ugu talagalay in saaxiibo badan ay ila wadaagaan taaasoo aan uga gol'leeyahay in faham ahaan aan kawada haysano dowladnimadu in aysan ahayn...

Daawo Ruushka oo Tijaabiyay Gantaalkiisa Cusub Ee Sheeydaan2″ Kaas oo Burburinkara Wadan Dhan

Moskau.madxweynaha Rushka vladimir putin ayaa  wada sida uu wadankiisa uga dhigi lahaa wadanka aduunka u horumarsan dhicana awooda ciidanka. jornaalka ka soo baxa dalka ingiriiska ee...
video

Daawo Beesha Cismaan Maxmuud oo Qada Sharaf u Sameesay Suldaan Cabdi-Salaan Suldaan Maxmuud

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=HR75Bz6Oxdg]

SAWIRRO:-Madaxweynaha Puntland oo Booqday Koofurta Gaalkacyo ee Gal-mudug !

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 27 December 2017 waxaa si...

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanadda Qaran ee Hibo Nuura

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanadda Soomaaliyeed ee  Hibo Maxamed Cudoon Hibo nuura  oo...

SAWIRO:-Tahniyad Aroos oo ku socota Boqorka iyo Boqorada:-Cali Nuur Xasan Iyo Fartuun Cumar Xasan

Abdulkadir Nuur Xasan Qoondhe iyo Xaaskiisa Maryan Xasan Maxamed, Xasan Nuur Xasan, Cumar Nuur Xasan, Bishaaro Nuur Xasan, Deeqo Nuur Xasan, Falis Nuur Xasan, Falastiin Nuur Xasan, Naciimo Nuur Xasan, Fartuun Nuur...

Daawo:- Maxuu Ka yiri Gudoomiyihii Hore ee G/Guardafu Shirka QBS ee Sweden.

Dhowaan ayaa waxaa soo gaba gabooway Shirwaynihii QBS kaasi oo ka dhacay wadanka Sweden hadaba waxaa halkaa isugu yimi Masuuliyiin wax garad isimo iyo...

WARAR KALE