Home 2017 September

Monthly Archives: September 2017

WAR DEG DEG:-Xildhibaanada Gal-mudug oo xilkii ka qaaday Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Gudoomiyaha Wakiilada Gal-Mudug!

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Maamulka Galmudug ayaa codka kalsoonida kala laabtay Gudoonka Baarlamaanka, Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi...

Xubno Ka Tirsan Xildhibaanada Gal-mudug oo soo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Gal-mudug!

Xubno ka mida Xildhibaanada Golaha Wakiilada  Galmudug ayaa sheegay in ay Xilkii ka qaadeen Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed, Xildhibaanada ayaa...

SAWIRRO:-Fanaanada Maryan Mursal Oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya!

Fanaanadda Qaran ee Habolada Waaaberi Maryan Ciise Bootaan oo maalmihii u dambeeyay ku sugneyd Wadanka dhawaanna soo gaartey Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta...

SAWIRRO:-Golaha Wasiirada Jubbaland oo Guddi U Magaacabay shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada ee kismaayo lagu...

Kismaayo, 30, Sep, 2017. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlad...
video

Daawo Bulashada Garoowe oo Ka Cabanaya Ciyaala Suuq Xiliga Habenkii Shacabka Dhib U Geysta

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=IyGLeVrcD10]

Madxweynaha Ku Xigeenka Jubaland Oo Sheegay In Ey Diyaariyeen Gudi Ka Shqeeya Shirka Maamulada...

Kismaayo-Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland, kaasoo ay goobjoog ka ahaayeen...

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Oo Lakulmay Madax Katirsan Dowladda Masar

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasho ku joogga dalka Masar ayaa maanta waxaa lagu waddaa in uu la kulmo Gudoonka...

MUUQAAL:-Sen. Cabdi Qeybdiid oo shaaciyay Cida Fashilisay Waan Waantii ay Wadeen iyo Digniin Uu...

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Aqalka Sare ee dhex dhexaadinta u joogay Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay xaalada...

SAWIRRO:-Seddex qof oo Shabaab kala shaqeyn jirtay warqadaha been abuurka Oo Uu Ku Jiro...

Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta si wada jir ah Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya (Generaal Kaahiye) ugu soo bandhigay seddex...

WARAR KALE