Home 2017 May

Monthly Archives: May 2017

video

DAAWO MUUQAAL:-Ururk Alshabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalka Weerarkii Kulbiyow.

  [youtube https://www.youtube.com/watch?v=R-45D75bvVU]

SAWIRRO:- Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay Madaxda Hay’addaha UN-ka iyo kuwa...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31 May 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay madaxda Hay’addaha UN-ka iyo kuna...

SAWIRRO:-Wasiir Cabdiraxmaan Bayle oo Saxaafadda u soo bandhigay Waxqabadka Wasaarada Maaliyadda!

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara’id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee...

SAWIRRO:-Diyaarad ku soo dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde!

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ku burburtay Diyaarad ay leedahay Shirkada Bancroft, waxaana la xaqiijiyay in khasaaro uusan ka dhalan...

SAWIRRO:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali oo Garowe dib ugu laabtay!

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 27 May 2017 dalka dib ugu soo laabtay...

DAAWO:-Barnaamij fudud oo aad Malaayiin Xasanaad Ah ku kasban karto

Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inka iyo dadkeenana tii ka faa'idaysta Allah ka dhigo....

Shan Nin Oo Lagu eedeeyay in ay Al-Shabaab ka tirsanyihiin oo maanta lagu riday...

Maxkamada dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin dagaalayahanada Al Shabaab...

MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Fariin Hambalyo ah u diray Umaddaha Muslimiinta gaar ahaan Reer Puntland

Madaxweyanaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray dhamaan umaddaha Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Puntland munaasabada bilshada bisha barakeysan ee Ramadan oo...

MUUQAAL:-Boqor Burhaan oo Hambalyo u diray Umadda Islaamka Ah.

Boqorka ayaa Alle oga baryay in Kheyrka Bisha barakeysan ee Ramadaan uu siiyo Umadiisa Islaamka ah ee Somaliyeed, Dhinaca kale Boqorka ayaa ugu Baaqay Shacabka...

MUUQAAL:-Madaxwaynaha Puntland oo Soo Gabagabeeyey Safarkiisii Ugu Danbeeyey ee Finland.

Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamad Cali Gaas iyo booqashadiisii Finland ee ay soo agaasinta Dalladda qurbajoogta Puntland ee Yurub #PEDAN. Boqashada madaxwaynaha ayaa muddo...

WARAR KALE