Cumar Cabdi Rasahiid oo lasheegay in uu jabay, 15-saac kabadana isbitaal ku jiray.

Ra段slwasaaraha ayaa maalintii shalay markii uu soo dhamaaday shirkii madaxda Igad waxa uu ku kufay jaranjaradii looga soo baxayay goobta shirku uu kadhacayay taasi oo kentay in waxyeelo ay soo gaarto Raa段slwasaaraha.
Isla Shalay ayaa loola cararay Isbitalka Akakhan magaalada Nairobi isagoo habeenimadii xalay ku hoyday Isbitalka.
Wararka qaar ayaa tilmaamaya in uu jabayay Cumar C/Rasahiiad halka mas置uliyiin katirsan Dowlada Somaliyana ay kuwarameen in dhaawac fudud oo aan jab aheen uu Lugta kasoo gaaray..
Laakiin Ra段slwasaaraha ayaa Maanta laga soo saaray Isbitaalka ayadoo lagu dabiibayo Guri kuyaal magaalada Nairobi,inkastoo Ra段slwasaaruhu uu markii uu wadankan yimid uu ku soo dagay Hotel.
Xaalaada Cumar C/Rasahiid ayaa ah mid soo hagaageysa.sida ay ila ku dhaw Ra段slwasaaraha aan kazoo xiganay.
Cabdi Sataar Daahair Saabriye
Csatar22@hotamail.com
wararka shabakada www.umadanews.com
umadanews@hotmail.com
|