Wariyeyaasha Soomaaliyeed oo Tacsi u diraya Wariye Xamdi Maxamed kadiye oo Aabe heed dhawaan geeriyooday.

Max'ed Cabdulahi Sidii C/naasir Maxamuud Cumar Sero Axmed cali sheekh Ismaaciil Xaaji Shakeeti C/sataar Daahir Sebriye Ayaanle Xuseen Cabdi Fu'aad Maxamed Cilmi Saciid Cumar Baaffo C/wali Ibrahim Garyare C/fataax Lajeclow C/raxman Xudeyfi Cabdulaahi Cabdi Cabdulle Maxmed salaad GBC Xuseen Isxaaq Fanax Shaafici Sheekh Cali Honest Saadaq Macalin ibrahim Maxamed C/nuur Mascuud Fu,aad Maxamed Cilmi Cali Baashi Xaaji Maxamed. C/qaadir Ciise Honest. Maxamed Cismaan Newyork C/laahi Jaamac C/laahi Taajirow Bile Gurxan Zamzam Sheekh Axmed Xasan Sade Dhaqane C/casiis Xaaji Cali (Iftiinshe). Maxamuud Xasan Idaajaa C/qani Cali Dalmar, Tahliil Colaad Xasan. Xamdi Cali Warsame Ibrahim da’uud abdalla
Dhamaan suxufiyiinta soomaaliyeed waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wariyexamdi maxamed kadiye iyo dhamaan reer kadiye oo aabahooda Maxamed Kadiye Cuuke ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xaruunta dalka Kenya isagoo in badan ku xanuunsanayey waxeyna ilaahey uga baryayaan inuu janadii fardowso ka waraabiy qoyskii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin…Aamiin….Aamiin
wararka shabakada www.umadanews.com
umadanews@hotmail.com
|