Tahniyad Aroos farxadleh oo loo dirayo Bashiir Khaliif Warsame iyo Fardowso Maxamed Axmed.
Anagoo kala ah.
Hooyo Dahabo Xasan, Iklan khaliif, Nasro Khaliif, Asad Khaliif, Fatxi Khaliif dhamaan reer Cilmi jiir iyo Faarax Gaamuley, Dheeh warsame Madaxey, Foos xaabe, Saadaq shiiq cabdi, Khadiijo cali kaar, Sharmaake Khaliif iyo dhamaan ilmo Cabdulaahi farax gaamuley oo kala ah/Mahamed /Axmed /C/fitaax //Naciimo / Qaalid Cabdulaahi,
Dhamaan dadkaan oo kala Jooga dunida dacaladeeda Waxay Tahniyad Aroos oo Farxadleh u dirayaan, Bashiir Khaliif Warsame iyo Fardowso Maxmed Axmed oo ku aqal galay dalka Sacuudi Arabiya gaar ahaan Magaalada Makka Al Mukarama, Waxayna leeyihiin isku waara oo ku wii ubad qayr qaba kala hela Alle ha'idinka dhigu Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano.
AMIIN AMIIN AMIIN..............
wararka shabakada www.umadanews.com
umadanews@hotmail.com
|