Germany oo dhinaceeda dhulka la dhigay
wadanka germany oo kulankiisii hore ku soo adkaaday goolal gaaraya ilaa iyo 4:0 ciyaartii dhexmartay germany iyo australia ayaa maanta dhiiqday waxaana germalka laga sugayay ciyaarta uu lalaha wadanka ay isku qaaradda yihiin ee serbia taasoo ka tirsanayd gurubka D inuu soo bandhigo ciyaar la jeclaysto
waxaase ciyaartu ku bilaabatay dardar aada oo waxaaba la islahaa garmalka ayaaba ciyaarta gacan sareeya walow uu calamadda jaalaha qaatay xilli hore ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara garmalka ee m:close kadib markii uu qalad ka galay ciyaaryahaynka reer serbia ee ivanonic
ciyaarta galabta ayaa waxaa dhexdhaxaadinayay garsoore Albertyo undiano Malenco oo spain u dhashay waxaana laga dareemayay inuusan ahayn nin jilicsan waxaana uu ciyaarta ku bixiyay ilaa iyo 9 calaamadood oo ay ku jirto calaamadda casi waxaana garoonka loogaga saaray ciyaaryahaynka m.close oo jaalihiisii 2 aad qaatay deetana roose ku darsaday si kastaba ciyaarta ayaa waxay ku soo gabagabowday waqtigii loogu tala galay 1:0 taasoo guushu ku raacday serbia waxaana goolka kaliya u saxiixay m;jovanovic daqiiqdii 38 aad walow uu rigoore ka cunay daqiiqadii 60 aad weeraryahaynka bodaliski waxaana hadda min 3 dhibcood leh wadamada Garmany ' chana' serbia ' halak australia ka leedahay 0 waxaana loo balansanyahay ciyaarta dhex mari doonta wadmadda chana iyo australia
Axmed Cabdi Caynab Email:caynab22@hotmail.com
www.umadanews.com
umadanews@hotmail.com |