waa sidee nolasha Somalida ku dhaqan England iyo Holanda



soomalida ku dhaqan dalka hollan ayaa waxaa ay yihiin kuwo runtii ku heysto maherdado ganacsi inkas too ay dhacdo

meherada ganacsiga ay san ku qanacsanen taasi ayaa waxaa ay keyneysaa dhaqalaha ulabanyo dowlada ee dhanka canshuurah iyo kirada guriga ay badantahay


dalka hollan wadal runtii oo ay ubadan yihiin dadaka ajaaniibta ah sida soomalida carabta iyo qeebo kamid ah wadamada madowga ah dadkaa si ajaaniibta ah qar kood awood sare ay ku leeyihiin dhanka mamulka ee dowlada dalka nadarlan

dadka carabta waxaa ay ku lee yihiin dukamo lugu iibiyo hilibka xaalsha sida ariga digaaga loda iyo helib geela oo laga keena qarada ostareeliya

dakaasi ku heysta ganacsigaasi dhamaantood waxaa ay kumujinayaan in ay dani baday maxaa yeelay cashuurta dowlada iyo mida meherda ayaaba laga

yabin in ay iska bixiyaan taasina ayaa waxaa keentay in soomalida ay kaguuraan halkaasi ayna radiyaan meel dhanto

tan labaad ganacsiga soomalida ay kuheystaan dalka hollan ayaa waxaa kamid ah iibinta qadka ayadoona ay jirto ganacsato soomaliyed oo baratan uugu jira keenida qadka

iyo u iibgeenta wadamada dariska laha dalka hollan iyo yurub inteeda kale wadamada sida aadka loogu isticmaala muqadaradka qadka ayaaa waxaa kamid ah dalka jarmalka

oo ay kunool yihiin somali ad utira badan iyo dalka ingiriiska ama biritan oo soomlida kunool qarkod ay u jibeysan yihiin is ticmalida cunida muqadaradka qadka sidoo kale waxaa kamid ah dalka nor wech soomlida dagan ay aad u is ticmaasha qadka iyo dalka talyaaniga asagane si dhuumaleysi ah loogu is ticmaalo muqadaradka qadka inkastoo dowladan latacashay in ay dalkeeda aan siwaadax logu cunin iyo jasiirada malto oo kagoday dalka talyaaniga ee soomalida ku dhaqan ay cunaan lakiinse ay layaaban yihiin maamulka malteyska ah ee ka jira halkaasi

dhawaan ayaa waxaa ay aheed mar lugu qabtay 3wiil dhalinyaro soomalyed ah oo si qar soodi ah u soogalinayo jaadka gobalkamid ah dalka talyaaniga ay gacanta ku dhigeen ciidamada amniga ee kuntorolda jooga kadib markee lugu qabtay muqadaradka qadka labaray eyyah cunida qadka inkastoo ragani dhalinyarada soomaliyeed ku jiraan xabsiyada dalka talyaaniga oo an wali lasotagin max kamid aysan lama filaan ku noqotay barida xawayaanka layiraahdo eyga in uu soo saaro balwadan qadka ah

mudadii dhalinyaradan gacanta lugu dhigayay ayaa waxaalaga joogaa 3bilood ilaa iyo hadane lamso tagin maxakamad lakiinse shaqsiga lugu helo muqadar nocani yaa waxaa umuteystaa sanadooyin xarak ah kadibna waxaa lasootagayaa maxkamad halkaasi ayaalugu xukumayaa ilaayo qareenka dacwadiisa heya waxa ugu adan iyo qiyanada uu dalka ku sameyay la mariya

qoysas badan soomali ah oo kunool dalaka in giriiska ayaa mar waliba waxaa katagan bur bur ku adan xaga nolasha lamanaha raga is ticmala balwadan qadka ayaa waxaa ay noqdeen kuwa aan daboolikarin bahida gogasha

ay yihiin kuwa aan laga doo neynin in ay radiyaan waxa ku aadan shaqo tasi ayaa waxaa ay noqotay mid usahleysa cunida muqadaradka maandooriyaha ah ee qadka ah

in kas too hablaha kunool wadanka ingiriiska iyo wadamada eskandaneefiyaanka ay markey donayaan guurka ay raga iska weydinayaan wax uubalwad uleyahay haduu balwadiisa ay ku jirto cunida qadka aydhacdo indib loogu fiirsado

cadda naqameydyadii soomalida ayaa waxaa ay aheed ingabadha ay iska weydiso haduu reer labaad uleyahay iyo inkale lakiinsa manta ayaa qurbaha waxaa ligu arkay ingabdha soomaliyeed ee guur doonka aysan do neynin nin is ticmaalo balwada qadka iyo wixii lamid ah

arimahan ayaa waxaa loo bandhigay masuliyiinta dalka ingiriska inlaga hakiyo dalka biritan

jadka iyo in latusiyo dhibatoyinkiisa uuleyahay jadka dowlada ingiriiska wey kagabisay arinta soomlida ay doneysa oo ahaa sidii lo hakinlahaa jadka

dalka ingiriiska jaadka laga cuna ayaa waxaa laga keenaa dalka keenya dhaqalah sina ayaa waxaa u dib ugu labayaa beeraha ay lee yihiin dadka cadaanka ah ee ka sojeeda dalka biritan tasina ayaa waxaa ay dhira galin unoqotay masuliyinta dalaka ingiriiska dhaqalahooda in uudib ugu soolabayo iyo wax kasiibadan ayaa ay istusiyeen inkastoo dalka kenya oo uugumeystay dalka ingiriiska hadana uu kawada dhaxeeyo xariir ku aadan ganacsiga labada dal ay lee yihin

dhaqalah la siinaya shaq siga ayaa waxaa loogu talagay halkii loogu reebi lahaa in uyahay un cunida qadka culumada soomaliyeed ayaa waxaa ay qabtaan muxadarooyin kahadlaya dhibaa toyinka qadka tasi ayaa waxaa kamid ah minada oo iska qubata uusan dareemin ninka raga ama dhanka taranka oo siiyarado isbitaalada kuyaala dalka ingiriiska ayaa waxaa tagayaa raga katobad keena cunida qadka ayagoona dareema dhibaatoyinkiisa muda kadib qadka ayaa ilkaha lugu cunaya waxaa ay noqdaan kuwa iskood usi dhamaado inkastoo dhulkasi uuyahay caro madoow ay kula dageyso

ayna kuu wehliso cimilada oo aad uqboow

tasi yaa waxaa sabataa in uu shaq sigaasi uu soobaraago xili ay kala dhacaday xeero fandhal shiiq umul ooah qadiibka masjidka kuyaala dalka keenya illaahey qeer haka siiye ayaa kahadalay dhibatadiisa qadka sidoo kale waxaa kahadalay abwaan abshir bacadle oo kamid ah abwaanada soomaliyedd asagoona sheegay kana tiriyay tix gabay ah qalbi laga qooqo qoora aan wax lugu qaban qadoow adigaa leh iyo dhoor qasarah foosha xun uu kee nayaya qaadka iyo raadadkiisa maxaa se inalla gud boon, xaga cafimaadka uma roona, xaga diinta uma roona, xaga goga shana ,umafiicna, xaga dhaqalahane haba sheegin, dhamaan in taas oo dhan macluumadkaa si ayadoo laga helaayo qasaraha ah ayaa hadane waxaad mood daa in soomaalida aysan dhak jalaq aysan usiin shalaay wa shey xaaraan ah

dalka hollan

wariya bashiir jiilaal baroow ( jiidaal114@HOTMAIL.COM

www.umadanews.com

umadanews@hotmail.com