Home Authors Posts by Editor

Editor

856 POSTS 0 COMMENTS

Eng Yariisoow “Waxaa jira Xidlhibaano doonaya in Xabsiga kasii daayaan dadkii...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in ay jiraan dad xildhibaano ah oo doonaya in ay xabsiga ka soo...

COD:- Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo XIldhibaan Sadiiq Warfaa oo isku...

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiriirka ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya oo meel hoose gaaray, islamarkaana khilaaf xooggan...

DAAWO:-Waare Oo sheegay in uu balanta ugu baxay Madaxda Dowlad Goboleedyada

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=fJG_OwR45fE&w=560&h=315]

DAAWO:-Waare oo sheegay in ay heshiis la gaareen Dowladda Federaalka ee...

Madaxweynaha Hir-shabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay in ay heshiis la gaareen Dowlada Federaalka ee Soomaaliya. Mr.Waare oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa...

DAAWO:-Cabdiraxman Cabdishakuur oo dowlada Federaalka ku eedeeyay Mas’uuliyada khilaafka Maamul Goboleedyada!

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna siyaasi mucaarad aku ah Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Dowlad Goboleedyada iyo dowladda...

Baarlamaanka Gal-mudug garabka Xaaf oo xilka ka qaaday Maxamed Xaashi Carabey

Baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay “in ay xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenkii Galmudug” Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabey). Waxay sheegeen in...

DAAWO MUUQAAL:-10 Sano kadib Ismaaciil Cumar iyo Esias Afawarqi oo Jidda...

Magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay muddo toban sano ah ku kulmay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea. Ismaaciil Cumar Geelle iyo Esias...

WAREYSI Doorashada Sweden: 7 Ruux oo Soomaali ah oo Xilal...

Illaa iyo 7 ruux oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii guud ee dhawaantan ka dhacay dalka Sweden. Leyla Cali Cilmi, ayaa ka...

DAAWO:-Xil Cismaan Xaaji” Lafoole Habeen laguma hoyan karo oo Dhalinyaradii ayaa...

Xubnaha golaha Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa dood kulul ka yeeshay xaaladda amniga magaalada Muqdisho iyo guud ahaan tan...

DAAWO:-Xil Maxamed Ganey”Xamar waxaa maamulo Al-Shabab ee Fadlan Ra’isul wasaare Is...

Xildhibaan Maxamed Ganey oo ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyay Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Ganey,...

WARAR KALE