Home Authors Posts by Editor

Editor

856 POSTS 0 COMMENTS

DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu Ka Yiri Wadahadalada Somalia iyo Somalia iyo...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta fadhi wada jir ah oo labada gole ee baarlamaanku iyo Golaha Guurtada la yeeshay ka jeediyay khudbad...

SAWIRRO:-Madaxweyne Saciid Cabdulaahi oo Daah-Furay Mashruuc Qaliin Loogu Samaynaayo Dadka Faruuran.

Madaxweynaha Puntland oo Daah-Furay Mashruuc Qaliin Loogu Samaynaayo Dadka Faruuran. Garoowe Maarso 24, 2019:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay ilaalinta hantida...

SAWIRRO:-Madaxda Qaranka oo ka qayb galay salaada janaasada wasiir xigeenkii shaqada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku-xigeenkii...

Ra’isul wasaaraha Ithiopia Oo Kulan gaar la yeeshay Madaxda Somalia,Ghana Botswana!

Ra’iisal wasaaraha wadanka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Adis-aba madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya,Ghana iyo madaxweynaha dalka Botswana. Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed...

Magacyada+Beelaha:- ay ka soo kala jeedaan Golaha Wasiirada Puntland!

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni, ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska xubnaha cusub ee Xukuumada Puntland. Liiskan Wasiirada cusub ee Puntland ayaa ka kooban...

DAAWO:-G/Xigeenada Baarlamaanka Oo Ka Soo Horjeestay Mooshinkii Laga Keenay Madaxweynaha!

Gudoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shir jaraa'id oo ay goor dhow ku qabteen Muqdisho waxa ay sharci daro ku tilmaameen mooshin maanta laga keenay...

RASMI:-Shariif Xasan oo iska casilay xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed!

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koofur Galbeed  Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Goordhow ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilka Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Sidoo kale Waxaa...

DHAGEYSO WAREYSI:-Suldaan Maxamed oo ka digay in Xil kororsi uu sameeyo...

Suldaan Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Isimada ka soo jeedo deegaanada Puntland ,ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay shabakada Umada News, isagoo...

Nabadoon Xarago oo si weyn u taageeri jiray Cabdiwali Gaas oo...

Ciidamada Amaanka ee Magaalada Boosaaso, ayaa xabsiga dhigay Nabadoon Cabdulqaadir Xarrago oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Bari. Nabadoon Xarago oo markii hore si weyn u...

WARAR KALE