Home Authors Posts by admin

admin

26 POSTS 0 COMMENTS

Sawiro:-Shirka Qurba-Joogta Beesha Siwaqroon oo Maalintii labaad ka socda Wadanka Sweden.

  waa Maalintii labaad ee shirka beesha siwaaqroon oga soconaya wadanka Sweden gaar ahaan Magaalada Vesträs waxaana shirkaasi qadka Telefoonka oga qaybqaatay Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje...

Shacab ku Dhintay Shil Tareen oo ka dhacay wadanka Mareykanka.

Waxaa la xajiiyay dhimashada 3 ruux ilaa iminka kadib markii Tareen rakaab siday uu u kala go,ay laba qaybood oo ay qayb kamid ah...

Jaaliyada Somaliyeed ee Ku Dhaqan Oberaargau oo Kulan wada Tashi ah...

Jaaliyada Oberaargau ee Gobalka Bern Dalka Switzerland  ayaa shalay isugu yimi shir ay kaga wada hadlayeen ayaahoda iyo isku xirnaanta Jaaliyada waxaa kasoo qayb...

Masuuliyiinta Safaaradda Imaraadka  Carabta ee Dalka Kenya oo booqday dhawacyadii dhawaan...

Masuuliyiin sar sare oo katirsan Safaarada  Dowladda Imaraadka Carabta ee dalka Kenya ayaa booqday dhaawacyadii ay diwladda Imaaraadku u qaaday dalka Keynya oo Hadda...

Shirkii Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Muqdisho

Waxaa  maanta  madaxtooyada Soomaaliya ka furmay shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasi oo looga hadlayo arrimo muhiim ah. Inkastoo aan shirkaan lasoo bandhigin ajendihiisa,...

Dawladda Imaraadka Carabta ayaa maanta qaaday qaar kamid ah dadkii kudhwacmay...

  Dawladda Imaraadka Carabta ayaa maanta qaaday qaar kamid ah Dadkii kudhwacmay Qaraxii Soobe kadhacay 14kii bishan kaasi oo ay dad badan kudhinteen kuwa kalena...

Madaxweyne Farmaajo “Musiibadii ka dhacday Soobe si aysan mar kale noogu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti ay...

amisom oo dad shacab ah kudishay Carbiska iyo Lafoole

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa deegaannada Carbiska iyo Lafoole ayaa waxay sheegayaan in ciidanka AMISOM ay halkaasi...

Xafladda maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa lagu furay Kalfadhiga...

Xafladda maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, xarunta Puntland ayaa lagu fulay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli...

Caafimadka:-Yaanyo Miroodka oo La Ogaaday in ay Muhiim u Tahay Jirka...

Cilmibaaris lagu sameeyay Yaanya miroodka ayaa waxaa la ogaaday in ay leedahay wax tar aad u wanaagsan xagga nafaqada jirta iyo sixada unugyada dhiiga...

WARAR KALE