video

Taliyaha Ciidamada Xooga Qeybta Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaano laga xoreeyay Al-shabaab
Taliyaha Ciidamada Xoogga Qeybta Jubbooyinka, Jeneraal Ismaaciil Saxardiid oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaannada Cabdulle Biroole iyo deegaanno kale oo dhawaan ...
Daawo:-Wareysi Gaar ah Faysal Rooble 26 September 2016
Wareysi Gaar ah Faysal Rooble 26 September 2016
Booliska magaalada Boosaaso oo Soo Bandhigay Carruur lasoo Xaday Muqaal+[Sawirro]
BOOSAASO – Waxaa maanta lagu soo bandhigay Taliska Booliska ee magaalada Boosaaso saddex carruur ah oo la sheegay in laga soo xaday waalidiintooda. Carruutan lasoo xaday ayaa kala ahaa laba gabdhood ...
Akhriso Magacyada Guddiga Xallinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS
Muqdisho-Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016. Guddigan ayaa ka kooban 25-Xubnood , waxaana loogu tala galay in ay xaliyaan ...
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Been Abuur Ku Tilmaamay Warar Laga Qoray Marwa Sureer Abshir Muuse
Wasiirka Warfaafinta dowlada Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa beeniyey warar ay maanta ey baahiyeen qaar ka mid ah saxaafada Soomaalida oo sheegayey safiir ay Puntland u magacowday dalka Itoobiya. Soocadde ayaa ...
Madaxweynaha Switzerland Schneider-Ammann oo maanta shil Gaari galay
                Madaxweynaha wadankani Switzerland Johan Schneiden-Amman aaaa maanta shil Gaari ku galay wadada wayn ee numbarkeedu yahay A16 gaar ahaana u dhow magaalada Bassecourt ee gobolka JURA. Madaxwaynaha oo shilkaasi ka badbaaday ayaa ...
Daawo:-Nabadoonada Dangoronyo oo Beeniyay in Ey Dhacday Doorashadii Golaha Deegaanka Dangoroyo
Daawo:-Nabadoonada Dangoronyo oo Beeniyay in Ey Dhacday Doorashadii Golaha Deegaanka Dangoroyo
Sawirro+Muqaal-Puntland oo Shaacisay Shirkadaha Ku Tartamayaa Dayactirka Wadada Isku Xirta Garoowe Iyo Gaalkcyo
Garowe:-Hay’adda wadooyinka Puntland ee PHA iyo Hay’adda GIZ ee dalka Jarmalka ayaa maanta Garowe ku daahfuray wajiga kowaad ee tartanka qandaraaska dayactirka 80 Km oo kamid ah wadada laamiga ah ...
Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya oo dib u billaabatay
Huage-Dhageysiga muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee maanta dib uga billaabatay maxkamadda Caddaaladda ICJ ee magaalada Huage ee dalka Holland. Kulanka maanta ee maxkamadda ayaa ...
Mudaharaad Balaaran oo Ka Socda Dagmad Dangoronyo oo Looga Soo horjeedo Xukuumada Cabdiwali Gaas
Wararka naga soo gaaraya degmada Dangorayo ayaa sheegaya  in shacab caraysan ay ku mahadaraadeen aqalka uu madaxweyne Gaas kaga sugan yahay degmada Dangorayo kadib markii shacabku si weyn ugasoo horjeesteen ...

Next Page »