About Umadanews

Umadanews waa warbaahina Soomaaliyeed oo loo sameeyay sida ay ugu qeyb qaadan laheed dib u dhiska dalka, waxeyna  adeegtaa dhamaan Umada Soomaaliyeed .

Waa Warbaahin ay ka howl galaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala yimid guud ahaan dalka Soomaaliya.

Ujeedka ugu weyn ee aan leenahay ayaa ah sidii Shacabka Soomaaliyeed looga saari lahaa dhibaatada.

Waxaan kaloo xooga saareynaa sidii qabyaalada looga hortagi lahaa.