SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!


Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku nool dad Muslimiin oo aad u fara badan.

Sidoo kale Norway waxaa degan Soomaali aad u fara badan kuwaa oo u kala baahsan magaalooyinka kala duwan ee uu ka koobanyahay Norway.

Balse Soomaalida ku nool Norway ayaa mudooyinkii waxaa la soo daristay dhibaato aad u weyn kadib markii Dukaan lagu magacaabo Kirkuk oo ay leeyihiin qolo Kurdish ah ay xiriir la sameysteen Rag Soomaali ah oo weliba Qowleesato ah kuwaa uu u sahlay dukaankaasi in uu shacabka Soomaaliyeed ka iibiyo cunooyin aan xalaal eheen sida Hilibka.

Milkiilaha Dukaankaasi oo ah Nin Kurdhish ah  ayaa$ Lacag badan ku bixiyay in shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ee ku nool Dalalka jaarka ah ee Norway iyo Swedan isagoo kaashanayo rag Soomaali ah oo ay ku jiraan Wariyayaal in uu ka iibiyo Hilib iyo Cunooyin kale oo  Xaaraan ah.

Dukaankaasi lagu magacaano Kirkuk ayaa sidoo kale waxa uu iibiyaa Cabitaanka Qamriga ah iyo Alaabo kale oo Maanka dooriya.

Muslimiinta ku nool dalalka Norway iyo Swedan ayaa haatan joojiyay in ay wax ka iibsadaan dukaanka Kirkuk ee Kurdish uu leeyahay.

Geesta kale Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Norway ayaa aad ula yaabay markii ay Warbaahinta ka arkeen Rag Soomaaliyeed oo xalaal ka dhigaya Dukaanka ku caan baxay Iibinta Cunooyinka Xaaraanta iyo Walxaha Maanka Dooriya.

Ragaan difaacay Dukaankaasi iyago shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaya in ay iibsadaan Hilibka Xaaraanta ah ee uu iibiyo Dukaanka Kurdida.

Dukaanka ayaa la soo ogaaday in uusan heysanin Shahaahada Cadeynta ah ee Iibinta Cunooyinka iyo Alaabaha Xalaasha ee uu bixiyo Markasta Islaamiga ee islamsk råd.

Bil ka hor ayay eheed markii Ciidamada Booliska Swedan ay xoog ku galeen Dukaankaasi markii la ogaaday in uu iibiyo Cunooyin Xaaraan ah .


Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Raga Soomaaliyeed ee Lacagta ku qaatay in Hilib Xaaraan ah laga iibiyo Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah.

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...