[Masawiro]+Muuqaal:-Nadwo Diimeed-kii 15-aad eEe Sannadlaha Ahaa Oo Wali Ka Socota Masjidka Rowda Ee Boosaaso


Boosaaso:-Waxaa caawa gashay habeenkii 2aad Nadwo cilmiyeed dini ah oo sanadle ah kana socota Masjidka weyn Ee Rowda ee magaalada Boosaaso , Darsiga caawa ayaa waxaa jeediyey Sh Daahir Aw-cabdi waxaan uu Sheekhu Darsigiisa uu cinwaan uga dhigay الوحه الحقيقي لجماعة الصادعون isagoona si xeel dheer uga hadlay kooxdaan oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar ee la yiraahdo “Jamaacada Al_Saadicuun_Bil_ Xaqi.”

Sh Daahir Aw- Cabdi ayaa waxaa uu ka hadlay kooxdaan halka ay ka soo bilaabtay iyo weliba meesha uu galo Abtirsigeeda waxaan uu Sheekhu xusay in kooxdaan ay ka soo dhex baxday ururka Akhwaanu Muslimiin ee dalka Masar ka dib markii Madaxdii dalkaas ay cadaadisa iyo ciqaab kula kaceen xubnihii ka tirsanaa ururka Akhwaanu Muslimiin.

Sh. Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya in badan xog badan ka og kooxdaan ayaa uga digay dhalin yarada in ay ku kadsoomaan waxaan uu Sheekhu sheegay in kooxdaan ay ka mid yihiin kooxda culimada Islaamku ay u yaqaanaan Takfiir ee Gaalaysiiyey Mujtamacaadka Islaamka.

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...