Imaaraadka Carabta Oo Xil U Muhiim Ah U Magacaabatay Cumar C/Rashiid


 Dubai:-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia, Cumar C/rashiid kala shaqeynaaya arrimaha Somalia, oo dano badan ay ka leedahay.

Xogta ayaa intaasi raacineysa in dowladda Imaaraadka Carabtu ay Cumar C/rashiid oo ka mid ahaa murashaxiintii ay dhaqaalaha badan ku bixisay u magacowday xilka la-taliyaha dowladda Imaaraadka Carabta ee arrimaha geeska Afrika, walow ujeedada tahay inuu si weyn ugala shaqeeyo arrimaha Somalia maadaama uu ahaa mas’uulka heshiisyo badan oo  aan lasoo marin baarlamaanka u saxeexay.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Cumar C/rashiid uu deegaan ku noqon doono magaalada Abu Dhabi.

Safiirka Imaaraadka ee Somalia Mohammed Ahmed Othman iyo Cumar C/rashiid

Xilkan cusub ee Imaaraadka ku magacaabay Cumar C/rashiid ayaa muujineysa awooda uu dalkaani Carbeed ku leeyahay arrimaha Somalia iyo damaca qarsoon ee uu ka leeyahay kheyraadka Somalia, waxayna taasi keeneysaa inuu awood dheeri ah u helo arrimaba Somalia.Waxaa la rumeysan yahay inuu Cumar C/rashiid qeyb muuqata ku lahaa heshiiskii lagu siiyay Imaaraadka saldhiga milateri iyo dekadda Berbera, wuxuuna dhawaan ku darsaday Imaaraadka dekadda Boosaaso.

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Dad Goor Dhoweed lagu Dilay magaalada Muqdisho & faahfaahino Ka Soo Baxaya
- Apr 27, 2017
Galabta casar gaabadkii ayaa iska horimaad khasaare badan geystay waxaa uu ka dhacay degmada ...
Sawirro-Madaxweynaha Jubbaland Oo Xariga Kajaray Garoon Kubadeed Oo Casri ah.
- Apr 27, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ...
Sawirro:-Madaxweynaha Jubaland Oo Qado Sharaf U Sameeyay Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida
- Apr 26, 2017
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Qado sharaf u sameeyay Sarakiisha ...
Midowga Afrika iyo Maraykanka oo Ka Wada Hadlay Arimaha Amniga Somaliya
- Apr 26, 2017
Stuttgart-deutschland-Shirkii dhawaan ka furmey magaalada Stuttgart ee dalka Germany ee ay soo diyaariyeen Taliska ...
Daawo-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Siwey Loogu Soo Dhoweeyey Turkiga.
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Ankara ee caasimadda dalka ...
Daawo Heshiis-kii Ey Wada Gaareen Dowlada Putland Iyo Urur-Diimeed-ka Cusub Ee Assadicun Bil Alxaq
- Apr 26, 2017
Daawo Heshiis-kii Ey Wada Gaareen Dowlada Putland Iyo Urur-Diimeed-ka Cusub Ee Assadicun Bil Alxaq
Daawo Wafti Ey Hogaaminayo Garaad Saleeban Iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdi-Salan oo Bosaso Soo Gaaray
- Apr 26, 2017
Daawo Wafti Ey Hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad maxmed  Iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdi-Salan oo ...
Madxweyne Somaliya Farmaajo Oo Turkiga Ku Wajahan
- Apr 25, 2017
Muqdisho-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta ku wajahan dalka ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Ee Somaliya oo Maliintii Labaad xukun dil ah fulisay
- Apr 25, 2017
Muqdisho- Maanta ay Taariikhdu tahay 25/04/2017 waxaa Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida ...
SAWIRRO:-Magacyada 4 Nin Oo La Sheegay In ay Ka Tirsanyihiin Al-Shabaab Dil Lagu Fuliyay!
- Apr 24, 2017
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa xukun Dil ah ku fulisay maanta oo ...