Tacsi Tiiraanyo Leh :-Marxuum Axmed-daahir Faarax Xirsi oo ku Geeriyooday Muqdisho !


TACSI:

Annaga oo kala ah dadka hoos ku xusan waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u direynaa Eheladii, qoyskii, Caruurtii iyo dhamaan Intii uu ka geeriyoodey allaha u naxariistee Axmed-daahir Faarax Xirsi oo Maalinimadii Khamiista ku geeriyoodey Magaaladda Muqdisho.

Dadka Tacsida diraya:

Mudane Moxamed Cabdi Yuusuf

Mudane Daa’uud Cabdulkariim Sh Cumar

Dr. Moxamed Aaden Yuusuf (Dhagaweyne)

Cabdideeq Aaden Yuusuf

Col. Cabdiraxmaan Aaden Yusuf

Professro Cabdirasaaq Axmed Xuseen

Dr. Axmed Jaamac Cabdiraxmaan

Maryan Aaden Yusuf

Siraad Aaden Yusuf

Muxubo Aadem Yusuf

Faadumo Daahir Aaden

Yurub Abshir Cali-weyrax

Nabadoon Cabdikhaliif Moxamed Aaden

Nabadoon cabdiraxmaan Aaden Galaal

Caaqil Faarax Baashi Faarax-Jirac

Cali Faarax Aaden

Moxamed Cabdikariim Sh Cumar

Cabdirasaaq Cabdikariim Sh Cumar

Saciid Cabdikariim Sh Cumar

Cali-daahir Yusuf Garre

Cabdirasaaq Yusuf Garre

Cabdulkadir Yusuf Garre

Cabdideeq Cabdullaahi Afgabdheedle

Cabdixakiim Cabdullaahi Afgabdheedle

Moxamed Jaamac Cali-wayrax

Cabdirasaaq Daahir Aaden-Galaal

Axmed-Kaamil Xuseen Cidi-Libaax

Dhamaan dadkaas oo kala joogga Soomaaliya, Mareykanka, Yurub iyo Kenya waxay eebbe uga Beryayaan Marxuum Axmed-daahir Faarax Xirsi inuu Janadii Fardowso ahayd uu ka waraabiyo, su’aasha Qabriga uu u fududeeyo, ehelka oo dhan oo ay ugu horeeyaan Xaaskiisii, Caruurtiisii iyo Reer Faarax Xirsi uu samir & Iimaan uu ka siiyo.

Aamiin———————-Aamiin—————–Aamiin

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...