WAR DEG DEG AH:-Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya Oo Goor Dhow Lagu Dhawaaqay (Aqriso Magacyada)


Golaha Wasiirada uu goordhaw ku dhawaaqay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka kooban Ra’isul wasaare Ku-xigeen 26-wasiir iyo 26 Wasiir Ku-xigeen waxaa ku jira aqoon yahano qaarkood siyaasada ay ku cusub yihiin, waxaana Liiska Wasiirada laga waayay xubno horey loo saadaalinayay in ay kamid noqon doonaan Xukuumada cusub.

Halkan ka Akhriso Magacyada wasiirada ee la magacaabay

 

  1. Raysalwasaare ku xigeen: Mahdi Maxamed Guuleed

  2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Amb: Yusuf Garaad Cumar Maxamed

  3. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta: Cabdi Faarax Siciid iyo Federaalka (Juxaa)

  4. WasiirkaWasaaradda Maaliyadda:  Cabdiraxmaan Beyle Ducaale

  5. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi

  6. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare Cabdullaahi Daahir Cismaan

  7. Wasiirka Wasaaradda arrimaha dastuurka: Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

  8. Wasiirka Wasaaradda Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha: Jamaaal Maxamed Xasan

  9. Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo gadiidka cirka iyo dhulka: Maryan Aweys Jaamac

  10. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Inj. Cabdi Cashuur Xasan

  11. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Xil. Sheekh Nuur Maxamed Xassan

  12. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha: Khadro Axmed Ducaale

  13. Wasiirka Wasaaradda Hawlhaa Guud iyo Dib u dhiska: Cabbaas Sheekh Cabdullaahi Siraaji

  14. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka. Deeqa Yaasiin Xaaji Yusuf

  15. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xil. Cabdirashiid Maxamed Axmed

  16. Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Xil. Maxamed Islow Abuukar Ducaale

  17. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xil. Siciid Xuseen Ciid

  18. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada: Drs. Fawsiya Abiikar Nuur

  19. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda: Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi

  20. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga: Xil. Khadiijo Maxamed Diiriye

  21. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta Inj. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)

  22. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda: Avv Xasan Xuseen

  23. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Saalax Axmed Jaamac

  24. Wasiirka Wasaaradda Konrontada iyo Biyaha: Saalim Caliyow Ibrow

  25. Wasiirka Gargaarka iyo maarenta musiibooyinka Dr. Maryan Qaasim


Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...