BREAKING NEWS:-Booliska Swedan oo Baaris Ka wada Dukaan Lagu Magacaabo Kirkuk oo Swadan ku Yaal!

Wararka aan ka heleyno Dalka Swedan ayaa waxa ay ku soo waramayaan in Dukaan ku yaala Sweden oo lagu macacaabo Kirkuk ay maanta isku hareereeyeen ciidamo ka tirsan  booliska  wadanka Swedan.

Ciidanka Booliska ayaa la sheegay in ay isku gadaameen dukaanka oo ay gudaha u galeen iyagoo diiday in ay cid kale ay gudaha u gasho goobtaasi Ganacsi.

Warar kale oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Dukaankaasi lagu magacaabo Kirkuk  lagu qabtay in uu iibinayay alaabo sharci daro ka ah Swedan.

Dukaanka ayaa la sheegayaa in uusan heysan shahaado cadeyn u ah in uu iibin karo Cunooyinka Xalaasha ah (HALAAL MEAT)   wuuna dibada ka keenaa  hilib xalaal ahayn halkaas oo uu ku gado isaga oo ku sharciyaysanayo Inuu halaal u tahay dhinaca kale waxaa lagu qabtay maandooriyaal sida khamri, xashiishad aad u tiro badan halkaas oo ay sharci daro ka tahay tukaan noociisa oo kale in lagu gado.

Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool wadamada Norway iyo Swedan ,  ayaa loogu baaqaaqay in ay ka digtoonaadan ama ay iska ilaaliyaan in ay wax ka iibsadan dukaamada noocaasi oo kale ah.

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...