Umada News oo Heshay Magacyada iyo Qabiilada Wasiirada Cusub ee Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre!



Beesha Hawiye
1. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ahna RW ku xigeen
Maxamed Abuukar Islow Ducaale ( Abgaal , Harti , Obokar )
2. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Awsaciid ( Xawadle )
3. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/xakiin Macallin Axmed ( Habargidir , Ceyr )
4. Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Eng C/qaadir (Gaaljecel)
5. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khaliif Cabdi Cumar ( Gugundhabe Baadicadde )
6. Wasiirka Amniga Gudaha C/raxmaan Dheere (Shiikhaal Qudub)

 

Beesha Daarod
1. Wasiirka Maaliyada Cabdi Faarax Juxa ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
2. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Jaamac Mursal Geelle ( Ogaden , Cawlyahan)
3. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
4. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )
5. Wasiirka Beeraha C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir (Warsangeli )
6. Wasiirka Awqaafta iyo Artimaha Diiinta C/raxmaan Cabdulle (Awrtable)

 

Beesha Dir

1. Wasiirka Deegaanka iyo Maareynta Aafooyinka Maxamuud cabdi Xayir Maareeye ( Isaaq Habar Jeclo)
2. Wasiirka Warfaafinta Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )
3. Wasiirka Arimaha Dibadda C/raxmaan Beyle ( Godo-Biirse)
4. Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Drs Deeqo Yaasiin( Dir , Surre)
5. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)
6. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cali Xagaa (Dir Ciise)
Beesha Digil & Mirifle
1. Wasiirka Cadaalada Maxamed Adaan Fargeeti (Mirifle Disoow)
2. Wasiirka Caafimaadka Maxamed xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle / Hadame )
3. Wasiirka Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta C/fitaax Geesey ( Mirifle / Liisaan)
4. Wasiirka Biyaha iyo Korontada Cabaas Siraaj (Mirifle Hubeer)
5. Wasiirka Gaashandhiga C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)
6. Wasiirka Dastuurka Cali Siciid Fiqi ( Digil / Tunni )

Beesha Shanaad
1. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/rashiid Siraaji ( Kulmis Reer Aw-Xasan )
2. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
3. Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
4. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
5. Wasiirka Waxbarasha Maryan Qaasim (Kulmis)
6. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maryan Aweys ( Jareerweyne) Xigasho GOLF YARE.

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...