SAWIRRO:-Soomaalida Swirzerland oo xafladii ugu weyneyd ku taageeray Madaxweyne Farmaajo iyo Raisul wasaare Xasan Kheyre


Xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayo Dowlada cusub ee Soomaaliya ka dhalatay isla markaana dhaqaalo loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed oo ay leeftay abaarta ba’an ee ka jirta gudaha dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Geneva ee Switzerland.

Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen Bulshada Soomaaliyeed ee Switzerland ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Soomaaliyeed ee degan Dalka Switzerland.

Munaasabadan intii ay socotay ayaa waxaa laga soo jeediyay khudbado kala duwan iyadoo dadkii  hadlay dhamaantood ay aad u taageereen natiijadii doorashada ee dalka ka dhacday Madaxda sare ee dalka .

Dabaal daga Taageerada Madaxda sare ee Dalka waxaa garab socoday Taageero kale oo dhaqaalo aruurin loogu sameeynayay dadka Soomaaliyeed oo ay sida weyn u saameysay abaarta ka jirta Dalka.

Geesta kale waxaa madasha ku sugnaa Fanaaniinta ugu caansan Switzerland sida Alfanaan Samatar Samj iyo Fanaan Idris Akram iyo kooxda dhaantada ee Sagal oo ka dhisan Gudaha Dalka Switzerland.

Ugu danbeyntii Xafladan ayaa waxa ay ku soo dhamaatay jawi aad u wanaagsan.

Cabdiqani Cali Dalmar
Geneva-Switzerland

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Dad Goor Dhoweed lagu Dilay magaalada Muqdisho & faahfaahino Ka Soo Baxaya
- Apr 27, 2017
Galabta casar gaabadkii ayaa iska horimaad khasaare badan geystay waxaa uu ka dhacay degmada ...
Sawirro-Madaxweynaha Jubbaland Oo Xariga Kajaray Garoon Kubadeed Oo Casri ah.
- Apr 27, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ...
Sawirro:-Madaxweynaha Jubaland Oo Qado Sharaf U Sameeyay Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida
- Apr 26, 2017
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Qado sharaf u sameeyay Sarakiisha ...
Midowga Afrika iyo Maraykanka oo Ka Wada Hadlay Arimaha Amniga Somaliya
- Apr 26, 2017
Stuttgart-deutschland-Shirkii dhawaan ka furmey magaalada Stuttgart ee dalka Germany ee ay soo diyaariyeen Taliska ...
Daawo-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Siwey Loogu Soo Dhoweeyey Turkiga.
- Apr 26, 2017
Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaaladda Ankara ee caasimadda dalka ...
Daawo Heshiis-kii Ey Wada Gaareen Dowlada Putland Iyo Urur-Diimeed-ka Cusub Ee Assadicun Bil Alxaq
- Apr 26, 2017
Daawo Heshiis-kii Ey Wada Gaareen Dowlada Putland Iyo Urur-Diimeed-ka Cusub Ee Assadicun Bil Alxaq
Daawo Wafti Ey Hogaaminayo Garaad Saleeban Iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdi-Salan oo Bosaso Soo Gaaray
- Apr 26, 2017
Daawo Wafti Ey Hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad maxmed  Iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdi-Salan oo ...
Madxweyne Somaliya Farmaajo Oo Turkiga Ku Wajahan
- Apr 25, 2017
Muqdisho-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta ku wajahan dalka ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Ee Somaliya oo Maliintii Labaad xukun dil ah fulisay
- Apr 25, 2017
Muqdisho- Maanta ay Taariikhdu tahay 25/04/2017 waxaa Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida ...
SAWIRRO:-Magacyada 4 Nin Oo La Sheegay In ay Ka Tirsanyihiin Al-Shabaab Dil Lagu Fuliyay!
- Apr 24, 2017
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa xukun Dil ah ku fulisay maanta oo ...