DAAWO:-Siyaasi Dr. Cabdiwali Gurey oo Ku Baaqay In Laga Shaqeeyo Nabada Puntland ,Sidoo kale Fariin Gaar ah u diray Xukuumada Dr. Gaas!


Xaalad kacsanaan ah ayaa waxa ay ka jirtaa xiligaan deegaanada Puntland, waxaana todobaadyadii la soo dhaafay dhacay dilal qorsheysan oo lala beegsaday dad qiimo ku dhex leh Bulshada , weeraro qaraxyo ah ayaa lagu qaaday goobaha dowlada ee Boosaaso iyo Garowe oo Caasimada Puntland ah ayaa waxaa ka dhacay gadood ay sameeyeen qaar ka tirsan Ciidanka Puntland.

Aqoonyahanada , Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Puntland ayaa waxa ay ku baaqayaan in xaalada la dejiyo oo laga shaqeeyo amaanka Puntland.

Siyaasiyiinta baaqa soo saartay oo ka hadashay xoojinta amaanta iyo xasiloonida waxaa ka mid ah  Dr. Cabdiwali Maxamuud Gurey, oo ah aqoonyahan reer Puntland ah oo degan dalka Ingriiska.

Dr. Cabdiwali Gurey, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu shacabka iyo dhamaan ciidanka Puntland ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan xasiloonimada dalka.

Sidoo kale Dr. Gurey, waxa uu xukuumada  xukuumada haatan ka arimisa Puntland ku dhaliilay in ay ka gaabisay ama , ay aysan ka dhabeyn balanqaadyadii ahaa in ay furi doonto hanaanka xisbiyada , si shacabka ay iyaga u doortaan shaqsiga hogaamin lahaa.

Halkan Ka Daawo Shirka Jaraa’id ee uu qabtay Dr. Cabdiwali Maxamuud Gurey

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...