AKHRI:-Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Liiska Hordhaca ah ee Golaha Wasiirada Soomaaliya!


Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa wali ku mashquulsan wadatashiyada ku aadan dhismaha Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo la filayo in maalmaha iyo saacadaha soo aadan lagu dhawaaqo.

Inta badan Wasiirada kamidka noqonaya Xukuumada cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in ay diyaarsan yihiin, waxaana wali harsan wasiiro yar oo wali wadatashiyo laga leeyahay cida ku haboon ee loo magacaabi karo.

Wasiirada cusub ayaa la filayaa in ay kasoo dhax muuqdaan xubno aad ugu dhaw dhaw Madaxweyne Farmaajo qeybna ka ahaa oloihii doorashada uu kusoo baxay, waxaa sidoo kale Wasiirada kasoo muuqan doona xubno horey Wasiiro u soo noqday .

Xildhibaano katirsan Baralamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale la filayaa in ay kasoo dhax muuqdaan golaha Wasiirada cusub, waxaana wasiiradan inta badan lagu soo xulan doonaa aqoon iyo karti sida aan wararka ku helnay.

Warar aan ka helnay ilo ku dhaw dhaw Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegaya in golaha Wasiirada ay noqon doonaan 25-Wasiir , Wsaiir kuxigeeno iyo Wasiiru-Dowlayaal.

Hadaba Warbaahinta Umada News ayaa heshay Liiska hordhaca ah ee Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya Ra’isul wasaare Kheyre.

  1. Beesha Dir

    1. Maxamed Cumar Carte( Dir Reer Sheekh Isxaaq )

    2. Cabdiraxmaan Beyle Ducaale( Dir, Godo-Biirse)

    3. Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre )

    4. Axmed Gaboobe Ugaas bile ( Dir , Gaadsan

 

Beesha Daarod

1. Saciid Maxamed Deni ( Majeerten , Cismaan Maxamuud  )

2. Xuseen Cabdi Xalane ( Ogaden , Cowlyahan)

3. Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)

4. Khadra Bashiir Cali ( Leelkase )

 

Beesha Hawiye

1. Cabdulqadir Cosoble Cali ( Abgaal , Harti , Warsangali )

2. Dr Abdinur Sh Maxamed ( Xawadle )

3. Axmed Macalin Fiqi Habargidir , Sacad )

4. Mohamed Mukhtar Ibrahim (Gaaljecel)

 

Beesha Digil & Mirifle

 

1. Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )

2. Cabdixakin Xaji Faqi ( Digil / Dabare)

3. Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )

4. Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )

 

Beesha Shanaad

1. Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi )

2. Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)

3, Drs. Maryan Qaasim (Beesha 5aad reer Banaadiri)

4. Khadiijo Maxamed Diiriye (Beesha 5aad Yaxar)

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...