Xulka Qaranka Portugal oo u soo Baxay Afar dhamaad ka Euro 2016 Kadib Markii ay Rigoore yaal ku Garaaceen Qaranka Poland.


Xulka qaranka Portugal ayaa u soo baxay afar dhamaadka Euro 2016 kadib markii ay rekoodhayaal 5:4 ah ku garaaceen xulka qaranka Poland. 5-638x262

Ricardo Quaresma  ayaa gool ku laadka guusha u saxiixay Portugal kadib markii uu Jakub Blaszczykowski uu Poland ka qasaariyay rekoodhihii uu tuuray. Kulankan oo la ciyaaray 120 daqiiqo ayaa ku dhamaaday babraro 1:1 taas oo keentay in gool ku laad lagu kala saaro Poland iyo Portugal.

Xulalka qaramada Poland iyo Portugal ayaa iskaga hor yimid kulanka ugu horeeyay sideed dhamadka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2016.

Cristiano Ronlado iyo Robert Lewandowski oo kala hogaaminayay Portugal iyo Poland ayaa diirada ku hayay sidii ay ugu soo bixi lahaayeen afar dhamaadka Euro 2016 ee France.

Labada kooxood ayaa isku ciyaar dhowaa in kasta oo ay ku gacan sareeysay gacan ku haynta kubada xulka qaranka Portugal  inkasta oo ay u suura gali waysay in ay goolal badan ka dhaliyaan shabaqa Qaranka Poland .1467313787301_lc_galleryImage_Football_Soccer_Poland_v_

Xulka Qaranka Poland ayaa ku hormarey goolka kaasoo ka nixiyay Xulka qaranka Portugal oo kadib si adag u raacayay Kaptanka Qaranka Poland ee R. Lewandowski.1467316271905_lc_galleryImage_Portugal_s_Renato_Sanches

Sidoo kale Portugal waxaa ka farxiyay Renato Sanches oo isagu caawa 120 daqiiqo dhamaystay waxaana uu Sanches horseed u ahaa guusha  Portugal caawa ay ka gaareen kan Poland.

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.

Tags: 


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...