Xulka Qaranka Portugal oo Barbaro La dhaafi waayay Hungry iyo Austri oo ka Xir xiratay Euro 2016 ee France.


Xulka Qaranka Portugal ayaa si dhib ah barbaro ola galay Qaranka Hungry oo soo bandhigay ciyaar ka wanaagsaneed tan Qaranka Purtuqiiska.

Portugal's forward Nani (C) is congratulated by Portugal's forward Cristiano Ronaldo (L) after scoring a goal during the Euro 2016 group F football match between Hungary and Portugal at the Parc Olympique Lyonnais stadium in Decines-Charpieu, near Lyon, on June 22, 2016. / AFP / Attila KISBENEDEK        (Photo credit should read ATTILA KISBENEDEK/AFP/Getty Images)

Hungry ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxday Guruub F halka Iceland oo ku dhibco ah ay kaalinta labaad kusoo baxday  sidoo kale Portugal ayaa gashay kaalinta 3aad halka Austria ay ka xirxiratay koobka yurub.

Hungary's midfielder Zoltan Gera (hidden) is congratulated by teammates after scoring a goal during the Euro 2016 group F football match between Hungary and Portugal at the Parc Olympique Lyonnais stadium in Decines-Charpieu, near Lyon, on June 22, 2016. / AFP / JEAN-PHILIPPE KSIAZEK        (Photo credit should read JEAN-PHILIPPE KSIAZEK/AFP/Getty Images)

ugu danbeyntii ayaa ciyaarta waxaa ay  ku soo dhamaatay barbaro 3-3 ah iyadoo Hungary ayaa kaalinta koowaad ee Group F ay ku soo baxday halka Portugal ay kaalinta labaad ku soo baxday iyagoo wajihi doonta xulka Ingariiska wareega 16ka.

Sidoo kale waxaa wada dheeli doona Guruub E Itaaliya iyo Ireland halka sidoo kale iyaguna ay wada dheeli doonaan Sweden iyo Belguim .

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.

Tags: 


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...