Xulka Spain oo Afka Ciida loo Darey Turikiga oo Czech Rebuplic Dhibcaha Ka Qaatay Germalka oo Badiyay iyo Ukrain oo Ka Xir xiratay Euro 2016 ee France+Sawiro


Xulka Qaranka Spain ayaa wajahday kan Croatia waxaana caawa la dubtay Xulka Spain oo waxaa looga adkaaday 2 halka qaranka Spain uu la yimi hal gool oo qura.

Spain's players celebrate their goal during the Euro 2016 group D football match between Croatia and Spain at the Matmut Atlantique stadium in Bordeaux on June 21, 2016. / AFP / MEHDI FEDOUACH (Photo credit should read MEHDI FEDOUACH/AFP/Getty Images)

Alvaro Morata ayaa ku daah furey goolkiisii 3aad kulanka caawa waxaana sidoo kale Xulka Croatia oo aan ka yareysan kan Spain ay barbareeyeen goolkaasi daqiiqadii 45aad waxaana u dhaliyay goolka Croatia Nikola Kalinic.

Croatia's forward Nikola Kalinic (R) scores past Spain's goalkeeper David De Gea during the Euro 2016 group D football match between Croatia and Spain at the Matmut Atlantique stadium in Bordeaux on June 21, 2016. / AFP / MEHDI FEDOUACH (Photo credit should read MEHDI FEDOUACH/AFP/Getty Images)

Spain ayaa isk khasaarisay gool ku laad xor ah waxaana taasi ay sababtay in markeeda shabaqa laga soo taabto daqiiqada marka ay ahayd 87 ee xili dhamaadkii ciyaarta waxaana goolkaasi guusha ah u dhaliyay xulka Qaranka Croatia Ivan Perisic oo gabi ahaanba caawa ka farxiyay Jamaahiirta reer Croatia.ClgK8OMWQAAbGKF-620x413

 kulamada Group D ee tartanka Qaramada Yurub iyadoo Spain ay ku soo baxday kaalinta labaad ee group-keeda halka Croatia ay si lama filaan ah ugu soo baxday kaalinta koowaad hadaba ayay la ciyaari doonaan wareega 16ka ee tartanka Euro 2016 Spain.

Spain's players celebrate their goal during the Euro 2016 group D football match between Croatia and Spain at the Matmut Atlantique stadium in Bordeaux on June 21, 2016. / AFP / MEHDI FEDOUACH (Photo credit should read MEHDI FEDOUACH/AFP/Getty Images)

Xulka Spain waxa ay wajahayaan wareega 16ka xulka Talyaaniga oo kaalinta koowaad kaga soo baxay Group E, dabcana waxa uu noqon doonaa kulanka ugu adag ee wareega 16ka kooxood ee koobka Qaramada Yurub.

Xulka qaranka Itaaliya ayaa dhamaan wada badiyay kulamadii ay dheeleen waxaana shabaqa usoo galay xulka Spain oo isaguna difaacanaya koobka Yurub waxaana ciyaartaasi ay noqon doontaa ilaa haatan Ciyaarta ugu adag ee Euro 2016 ee Iminka soconaysa.

Ciyaarta Italy iyo Spain ee wareega 16ka waxa ay dhici doontaa maalinta isniinta 27ka Juun iyadoo ay ka dhici doonto magaalada caasimada ee Paris iyo garoonka Stade de France.

Croatia's forward Nikola Kalinic (L) celebrates his equalising goal with teammates during the Euro 2016 group D football match between Croatia and Spain at the Matmut Atlantique stadium in Bordeaux on June 21, 2016. / AFP / MEHDI FEDOUACH (Photo credit should read MEHDI FEDOUACH/AFP/Getty Images)

Xulka Qaranka Croatia oo si lama filaan ah ugu soo baxday kaalinta koowaad ayaa la ciyaari doona midkood kooxaha kaalimaha seddexaad ku dhameysta ee Group-yada B,E,F.F37USENLTVutbv0Vs8Xh_goals4

Dhanka kale Xulka Jarmalka ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group C iyagoo iska xaadiriyay wareega 16ka ee Euro 2016 ka dib markii ay kulankoodii ugu danbeeyay ee wareega group-yada ay 1-0 ku qaarjiyeen xulka Waqooyiga Ireland.

Mario Gomez ayaa kubad uu ka helay Müller dhex dhigay shabaqa waqoyiga Ireland waxaana sidaasi ay guusha ku raacday xulka qaranka Germalka.

Sidoo kale Xulka Poland waxa ay ciyaar adag la ciyaarey xulka Qaranka Ukraine oo ka haray tartanka Euro 2016 ee France iyagoo 1-0 diray ka dib gool uu daqiiqadii 54aad u dhaliyay Blaszczykowski,ClfaqTRWkAAmD2m-620x447

 Blaszczykowski ayaa  bedel ku soo galay waxaana  uu shabaqa dhex dhigay kubada taasoo gabi ahaanba ka nixisey Jamaahiirta Ukrain.

Waa markii ugu horeysay abid ay Poland ka soo gudbaan wareega group-yada Qaramada Yurub ka dib markii ay ku guuldareysteen 2008 iyo 2012.

Sidoo Kale xulka Turkiga ayaa guul weyn ka gaaray dhigooda Czech Republic iyagoo ku dubtay 2-0 laakiin taasi uguma filnaanin inay kaalinta 3aad ku soo baxaan, waxaana ay u baahnaayeen inay ugu yaraan 4-0 ku badiyaan si ay booska uga galaan Northern Ireland kuwaasoo haatan iska xaadirinaya wareega 16ka.101332598-celebrations-sport-large_trans++nxsVzbFt55yT5iapkHrLYeWVUU2Am05s_zmJxu087oY

Turkiga ayaa labada qeyb ee ciyaarta kala dhaliyay goolasha, waxaa hogaanka u dhiibay Burak Yilmaz daqiiqadii 10aad ka hor inta uusan u labeynin Ozan Tufan daqiiqadii 65aad.

 Turkiga weli rajadooda ma aysan dhiman, laakiin Albania ayaa si rasmi ah u hartay. Haddii Belgium iyo Italy ay ka fogaadaan in laga badiyo berrito, ka dib afarta kooxood ee kaalimaha seddexaad ee soo baxaya waxa ay noqonayaan Slovakia, Northern Ireland, Turkey iyo xulka kaalinta 3aad ku dhamaysta Guruubka F.

Euro 2016 France by Umadanews.com..

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.

Tags: 


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...