Xulka Qaranka Wales oo Kaalinta Koowaad Group B ka Galay iyo England iyo Slovakia oo Is Mari waayay+Sawiro


Xulka Qaranka Wales ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxay Group B taasoo la micno ah inay la ciyaari doonaan wareega 16ka mid ka mid ah xulalka kaalimaha seddexaad ku soo baxa. Halka England ay la ciyaari doonto xulka kaalinta labaad ku dhameysta Group F.1abc46fb-4155-46b8-9ffa-15488b0da167

Wales ayaa 3-0 ku dirtay xulka Russia taasoo keentay inay lix dhibcood ku galaan kaalinta koowaad ee Group B sidaasi darteed waxa ay wareega 16ka la ciyaari doonaan midkood xulalka kaalimaha seddexaad ku dhameysta Group A (Albania), Group D (Weli lama xaqiijin laakiin midkood Czech Republic, Croatia ama Turkey) ama Group C (Lama xaqiijin laakiin midkood Germany, Poland ama Northern Ireland.”ClbBi9YWIAAO4zh-620x416

 Wales ayaa markii ugu horeysay taariikhdooda u soo gudbay wareega 16ka ee tartanka qaramada Yurub ka dib markii ay 3-0 kaga takhaluseen xulka Russia iyadoo Gareth Bale iyo Aaron Ramsey ay shabaqa soo taabteen. Xulka Wales ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group B waxaana ay booskaas ka galeen xulka England oo ugu cadcadaa kaalinta koowaad balse ku hungoobay.bex3TBpOSs2ZG1lChzDA_GettyImages-541814928-620x413

Dhanka kale xulka England ay ku soo baxay kaalinta labaad ee Group B iyagoo u soo gudbay wareega 16ka laakiin waxa ay booska kaalinta koowaad u waayeen xulka deriskooda ee Wales. England iyo Slovakia ayaa barbaro goolal la;aan ah ku galay Saint-Ettiene.eEsVEtFiTn6h9VFI4DiT_GettyImages-541815702-620x401

Tababare Roy Hodgson ayaa lix bedel ku sameeyay shaxdiisii kulankii ay kaga badiyeen Wales iyadoo Bertrand, Clyne, Wilshere, Henderson, Vardy iyo Sturridge ay dhamaantood ku soo bilowdeen halka xeyn uu hogaaminayo Rooney kursiga keydka loo dhaadhiciyay. Slovakia waxba kama aysan bedelin shaxdooda.jamie-vardy-england-matus-kozacik-slovakia_3487724-620x349

Qaranka Slovakia ayaa qudhoodha soo bandhigay ciyaar xiiso badnayd balse uma suura galin inay dardaraan xulka England oo qudhooda doonayay inay galaan kaalinta koowaad ee Guruubka 

Umadanews.com Kala Soco Euro 2016 France..

 

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.

Tags: 


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...