Xulka Qaranka France iyo Kan Switzerland oo usoo Baxay Wareega 16aad ee Euro 2016.


Xulka qaranka France ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group A, waxaana sidoo kale soo baxay xulka Switzerland oo iyagana wareega 16ka u soo gudbay balse ku soo baxay kaalinta labaad iyadoo labada xul ay barbaro goolal la’aan ah ku kala baxeen, 

France's defender Adil Rami (R) kicks the ball  during the Euro 2016 group A football match between Switzerland and France at the Pierre-Mauroy stadium in Lille on June 19, 2016. / AFP / PHILIPPE HUGUEN        (Photo credit should read PHILIPPE HUGUEN/AFP/Getty Images)

Tababare Didier Deschamps ayaa shan bedel ku sameeyay shaxdiisa isagoo nasasiiyay xiddigaha sida Dimitri Payet, Kane iyo Oliver Giroud, waxaana uu fursad siiyay Cabaye, Sissoko iyo Gignac.

Switzerland ayaa qaybtii danbe ee Ciyaarta haysatay kubada halka kolkii hore laga haystay waxaana  qaranka swisska uu muujiyay dadaal xoogan uu ugu danbeytii ugu soo gudbay wareega 16aad ee Euro 2016.

Sidoo kale Xulka Albania ayaa iyagana gaaray guushoodii ugu horeysay ee tartan caalami ah ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka Romania kuwaasoo si rasmi ah uga haray tartanka.ClVuNONWAAYhz_Q-620x413

Gool uu qeybtii hore madaxa ku dhaliyay Sadiku ayaa guusha ka saaciday xulka Albania oo haatan leh 3 dhibcood kuna jira kaalinta 3aad, waxaana ay sugayaan natiijooyinka xulalka kale ee ku dhameysanaya kaalinta 3aad iyo dhibcaha ay yeelan doonaan. Waana goolkoodii ugu horeysay ee ay ka dhaliyaan tartan caalami ah.

GROUP A

France – 7 dhibcood

Switzerland – 5 dhibcood

Albania – 3 dhibcood

Romania – 1 dhibic

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.

Tags: 


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...