Qaranka Belgium-ka oo Ireland Darsan goolal oga Badiyay Portugal iyo Austria oo Is Mari Waayay Iyo Iceland oo Gacanteda isku Barbareysay+Sawiro


Laacibka Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa xulkiisa ka khasaariyay Rigoore qaali ahaa islamarkaana xitaa fursado badan uu helay uu u diiday goolhayaha Austria  Almer in uu shabaqa taabsiiyo xilli ay barbaro galeen kulankii labaad ee isku xigta ka dib markii ay barbaro kale oo goolal la’aan ah kala kulmeen xulka qaranka Austria.Portugal-v-Austria-Euro-2016

Tababaraha xulka Portugal ayaa isbedel ku sameeyay shaxdiisa kulankii Iceland isagoo ku soo bilaabay Ricardo Quaresma iyo William Carvalho halka J. Mario iyo Danilo ay waayeen boosaskooda Waxana ugu Danbeyntii Ciyaartaas kusoo idlaatay gool la,aan labada dhinacba ah.ClQcwHvWEAAO7ro-620x414

Austria Qudheedu xaalada waa ku xun tahay waxaana ay leeyihiin hal dhibic oo qura madama kulankii hore laga soo adkaaday  waxaana arintaasi ku sababaysaa inay isaga hayaamaan Tartanka Koobka Euro 2016 ee ka soconaya wadanka France .

Dhanka Kale Gool ay waqti danbe oo ciyaarta ah ay iska dhaliyeen xulka Iceland ayaa u diiday guul Wayn oo ay ka gaari lahaayeen xulka Hungary ka dib markii uu gool rigoore ahaa hogaanka ugu dhiibay Gyfli Sigurdsson, iyadoo ciyaartii Marseille ay ku dhamaatay barbaro 1-1 ah.

Hungary ayaa boos fiican u taagan inay u soo baxdo wareega xiga ee 16ka halka Iceland ay iyadana weli rajo leedahay.ClP3NY1WAAA34Wz-620x423

Daqiiqadii 40aad ayaa Gylfi Sigurdsson uu hogaanka u dhiibay Qarankiisa Iceland waxaana mudo ay si adag u difaacanayeen Iceland goolkaasi iyaga oo doonaya in ay badiyaan Markii ugu horeesay  koobka yurub 

Dhabar adeygii Iceland ayaase meesha ka baxay daqiiqadii 88aad markii ay gool iska dhaliyeen taasoo ciyaarta barbaro ka dhigtay barbaro 1-1 ah

Sidoo kale Qaranka Belgiumka ayaa darsan gooala ah ku xaaqay Xulka qaranka Ireland waxaana xulka Belgiumka ay u cayaareen si adag kadib markii ay Sidii roobka ugu daeen Qaranka Ireland oo galabta ay gabi ahaanba ka muuqatay daal fara badan 356D6C4A00000578-3648137-image-a-69_1466259478512.

Goolasha Bilgiem ka waxaa u kala dhaliyay Laacibiinta kala ah Romelu Lukaku oo laba gool dhaliyay iyo Axel Witsel oo hal gool dhaliyay Daqiiqadii 61aad ee ciyaarta.356D778B00000578-3648137-image-a-79_1466259867311

Axel Witsel waxaa uu noqday ninka ugu wanaagsanaa garoonka waxaana uu siwanaagsan isugu xirey Difaaca iyo weerarka Belgiumka isaga oo dhan walba taagnaa garoonka .356D6C3600000578-3648137-image-a-72_1466259493510

Romelu Lukaku oo biirey laba gooleyda uu ka mid yahay Payet  iyo Alvaro Morata ayaa goolasha kala dhaliyay daqiiqadihii 48 aad iyo 70aad ee ciyaarta waxaana lagu badalay Laacibka kooxda Liverpool C. Benteke oo isagu maanta saftay kulankiisii ugu horeeyay ee Euro 2016ka.

 

Nagala Soo Xiriir

Umadanews1@gmail.com

Umadanews@hotmail.com.

Tags: 


()

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RELATED STORIES

Gaalkacyo-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Gaalkcyo Lagu Dilay
- Apr 22, 2017
Gaalkacyo - Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland ...
Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya Isagoona ka qayb Gelidoona Shirka Tana-Forum.
- Apr 22, 2017
Bahar-Daar:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa ...
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya
- Apr 22, 2017
Daawo Shacabka Imaaraadka oo Bilaabay Olole Kaalmo loogu ururinayo Somaliya  
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
- Apr 22, 2017
Daawo:-Ciidanka Waqooyiga Kuuriya : Macluumaad Laga Yaabo in aadan Horay Umaqal
Baarlamanka Puntland Oo Dib U Casriyeen Iyo qalabayn Casriya Lagu wado
- Apr 22, 2017
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland oo dib u casriyayn caalamiya lagu bilaabay. Baarlamaanka Puntland oo tan iyo intii ...
SAWIRO+WARBIXIN:-Rag Soomaaliyeed oo Norway Ku Nool oo Bilaabay In Ay Taageeraan Dukaan Iibiyo Cunooyin Xaaran ah!
- Apr 21, 2017
Dalka Norway waxa uu ka mid yahay wadamada  dhaca qaarada yurub ,waxaana wadankaasi ku ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Camay Oo Amray In Diyaaradaha Tagaya Buuhoodle Fasax Waydiistaan Puntland
- Apr 20, 2017
Garoowe:-Puntland- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa amar ku bixiyay inaysan ...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buula-barde
- Apr 20, 2017
Buula barde:-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ...
Imaaraadka Carabta Oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
- Apr 20, 2017
Dowladda Imaraadka Carabta ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii Qaraxa loo adeegsaday ee shalay ...
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya.
- Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar ...