Wararka Caalamka

HALKAN KA DAAWO:-Xaflad Lagu Taageerayay Madaxda sare Dalka ee Switzerland Lagu Qabtay Oo Dhameystiran!

Xaflad lagu taageerayay Madaxda sare ee Dalka, ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Geneve ee Dalka Switzerland. Munaasabadan oo eheed tii ugu weyneed ee ka dhacday

Continue Reading »

Qeybta Wararka Caalamka

SAWIRRO+FAAH FAAHIN:-Qarax Xoog Badan Oo Qasaaro Geystay oo Xamar Ka dhacay!

 In ku dhow 10 ruux ayaa ku geeriyootay Tiro intaa kabadana Wey ku Dhaawacmeen Qarixii Goor Dhoweyd Ka dhacay Afaafka Hore Ee Hoteel Weheliye Oo

Continue Reading »

Wararka Caalamka Archives

Siyaasi Aadan Maxamed Ciise Gaadaale oo Wareysi gaar Ah Siiyay,
- Feb 15, 2017
Siyaasi Aadan Maxamed Ciise Gaadaale oo Wareysi gaar ah siiyay Tv ga Somalicable   
XOG: Xubnaha dhalashada Mareykanka heysta ee lacagta Daamujadiid qeybinaya.
- Feb 7, 2017
  Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya  iyo Taliye  ciidan oo heysta dhalashada dalka Mareykanka ayaa waxaa ay si cad u jabiyeen digniintii horey uga soo baxday dowlada Mareykanka,taasi oo aheyd in  ...
Wasiirkii Arimaha gudaha ee dalka Gambia oo lagu bilaabay baaritaan ku aadan Gabood fallo lagu soo eedeeyay
- Jan 27, 2017
Ousman Sonko oo ahaa Wasiirkii arimaha gudaha wadanka Gambia ayaa 14 kii bishii November ee sanadkii hore waxa uu codsi qaxootinimo ka dalbaday wadanka Switzerland, waxaana Wasiirka oo xlligaas ka ...
Bam Gacmeed Qasaare Geystay oo Xalay Lagu Weeraray Saldhiga Boliska ee Degmada H/wadaag.
- Jan 26, 2017
Qarax ayaa xalay ka dhacay saldhiga booliska degmada H/wadaag ee gobolka Banaadir kaasoo khasaare nafeed geystay Wararka ayaa sheegaya in nin hubeysan uu bam gacmed ku weeraray saldhiga booliska H/wadaag ...
Sawiro:- Faafaahin Weerarkii Saaka Lagu Qaaday Hotel Dayax ee Magaalada Muqdisho.
- Jan 25, 2017
War  goor dhoweyd ina soo gaaray ayaa sheegaya in lasooo af jaray howlgalkii weerarkii  ka dhacay Hotel Dayax ee Magalada Muqdisho. Weerarkan ayaa socday muddo labo saac ku dhow iyadoo markii ...
War Deg Deg ah Laba Qarax oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.
- Jan 25, 2017
Waxaa  laga maqlay Qarax xoogan  aaga Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho, waxaana wali laga maqlaya rasaas goos goos ah oo loo malenayo in labada dhinac is dhaafsanayaan. Qaraxaan ayaa ahaa  ...
Xaalada Wadanka Gambia oo ah mid Kacsan iyo Shacab ka oo Isaga Qaxaya Magaloyinka Waawayn .
- Jan 19, 2017
Dalka Gambia waxaa la dhaafey waqtigii kama danbeysta ahaa ee loo Qabtay madaxwaynihii  Dalka Gambia ee Yahya Jammeh ee ahayd in uu xilka isaga dago mana muuqato wax isbadal ah oo ...
Daawo:-Xaflad Lagu Taageerayo Musharxa Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya Cabdirashiid Xidig
- Jan 3, 2017
Daawo:-Xaflad Lagu Taageerayo Musharxa Gudoomiyaha Barlamanka Dowladda Fadaraalka Ah Ee Somaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig Oo Ka Dhcaday Magaalada Birmingham

Next Page »