www.safeonlinecasinos org rtg casinos

Ciyaaraha

Sawirro:-Kooxda-Man City oo Kaalnta Labaad Ka Gashay Kala Horreynta EPL Sawirro

Zurich:-Kooxda kubadda Cagta Mangester City ayaa haatan soo gashay kaalinta 2-aad ee kala horreynta horyaalka Premier League Dalka Ingiriiska, kadib markii ay guul muhiim ah

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

DAAWO :-Madaxweyne Putin oo Waraaqaha Aqoonsiga Danjirennimo Ka Guddoomay Danjire Cabdullaahi Warsame

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo waxa uu ka Gudoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Dalka Ruushka Danjire Cabdullaahi Warsame Cadde-Duqow. Danjire Cabdullaahi Warsame

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

WARBIXIN:-Jawaari iyo Xidig oo Noqday Mudanayaal Ka Tirsan Aqalka Hoose ee Soomaaliya!
- Nov 8, 2016
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari,ayaa ku guuleystay kursiga 1aad ee aqalka hoose ee Maamulka Koofur Galbeed. Jawaari waxaa la tartamayay C/Raxmaan Sheekh,waxaana uu jawaari helay 45 Cod halka ...
Xulka Qaranka Portugal oo u soo Baxay Afar dhamaad ka Euro 2016 Kadib Markii ay Rigoore yaal ku Garaaceen Qaranka Poland.
- Jul 1, 2016
Xulka qaranka Portugal ayaa u soo baxay afar dhamaadka Euro 2016 kadib markii ay rekoodhayaal 5:4 ah ku garaaceen xulka qaranka Poland.  Ricardo Quaresma  ayaa gool ku laadka guusha u saxiixay ...
Xulalka England iyo Spain oo Ka Xir xirtay Euro 2016 ee France Halka Iceland Iyo Italy ay Siwayn U dabaal dageen+Sawiro
- Jun 28, 2016
Xulka Qaranka Iceland oo Kan  England ka reebay tartanka Euro 2016 ka dib markii ay 2-1 ku garaaceen iyagoo u soo baxay wareega 8da ee tartanka qaramada Yurub iyagoo wareega ...
Xulka Qaranka Faransiiska oo Guul ka Gaarey R. Of Ireland iyo Germalka oo Si Sahlan ugu Soo Baxay Wareega 8da ee Euro 2016+Sawiro
- Jun 26, 2016
Koobka Yurub ayaa wali soconaya waxaana iminka lamarayaa wareegii 2aad ee  16ka Kooxood  waxaana hoyday wadamo badan kuwaasi oo ay kamid yihiin Switzerland Republic  of Ireland Slovakia Croatia N. Ireland Sidoo ...
Xulka Qaranka Portugal oo Barbaro La dhaafi waayay Hungry iyo Austri oo ka Xir xiratay Euro 2016 ee France.
- Jun 22, 2016
Xulka Qaranka Portugal ayaa si dhib ah barbaro ola galay Qaranka Hungry oo soo bandhigay ciyaar ka wanaagsaneed tan Qaranka Purtuqiiska. Hungry ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxday Guruub F halka ...
Xulka Spain oo Afka Ciida loo Darey Turikiga oo Czech Rebuplic Dhibcaha Ka Qaatay Germalka oo Badiyay iyo Ukrain oo Ka Xir xiratay Euro 2016 ee France+Sawiro
- Jun 22, 2016
Xulka Qaranka Spain ayaa wajahday kan Croatia waxaana caawa la dubtay Xulka Spain oo waxaa looga adkaaday 2 halka qaranka Spain uu la yimi hal gool oo qura. Alvaro Morata ayaa ...
Xulka Qaranka Wales oo Kaalinta Koowaad Group B ka Galay iyo England iyo Slovakia oo Is Mari waayay+Sawiro
- Jun 20, 2016
Xulka Qaranka Wales ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxay Group B taasoo la micno ah inay la ciyaari doonaan wareega 16ka mid ka mid ah xulalka kaalimaha seddexaad ku soo ...
Xulka Qaranka France iyo Kan Switzerland oo usoo Baxay Wareega 16aad ee Euro 2016.
- Jun 19, 2016
Xulka qaranka France ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group A, waxaana sidoo kale soo baxay xulka Switzerland oo iyagana wareega 16ka u soo gudbay balse ku soo baxay ...

Next Page »