Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Khasaare ka dhashay Roobabkii Hargeysa Caawa ka...

DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Khasaare ka dhashay Roobabkii Hargeysa Caawa ka Da’ay !

202
0
SHARE

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kormeeray khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Roobabka da’ay ayaa waxaa ku dhintay shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen.

Madaxweynaha ayaa kormeeray guud ahaan Goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here