Home Wararka Maanta DAAWO:-Madaxweyne Deni:-Hadii Aan Puntland nahay waxaan Dacwad ka nahay qaabkii loo soo...

DAAWO:-Madaxweyne Deni:-Hadii Aan Puntland nahay waxaan Dacwad ka nahay qaabkii loo soo xulay Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya!

266
0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Madaxweynaha ayaa isla caawa shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Garowe waxa uu ka hadlay arimo kala duwan oo u badan safarkiisa uu ku aaday Dalalka Imraadka Carabta iyo Kenya.

Madaxweyne Deni, ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in hadii ay Puntland yihiin ay dhaliilsanyihiin qaabkii loo xulay Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo waxyaabaha uu dhaliilsanyahay Madaxweyne Deni


Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here