Home 2019 March

Monthly Archives: March 2019

Wiil Soomaaliya oo Dowlada Denmark ay sharciga kala noqotay oo mar kale dib u...

Xukuumada Dalka Denmark ayaa dib ugu soo celisay Maxamed ibrahim oo ka kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay...

Danjirihii Soomaaliya ee Switzerland oo Xamar u dhooftay iyo Mas’uul cusub oo xilkeeda Si...

Danjire Faadumo Cabdulaaji Insaaniye oo ah Danjiraha Dowlada Federaalka ee Switzerland iyo Xarunta Qaramada Midoobey ee Geneva ayaa maanta u dhooftay Magaalada...

DR CALI CISMAAN”Guul Xulka Qaran Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud”

Isboortiga guud ahaan waxa ay dhalinta soo koreysa ka helaan caafimaad jireed iyo mid maskaxeed,waxa uu ku abaabiyaa asluub wanaag,waxa ay ka...

SAWIRO+VIDEO:-Xaflad Lagu Taageerayo Madaxda Cusub ee Puntland oo ka dhacday Geneva Switzerland!

Xaflad lagu taageerayo Madaxda cusub ee Puntland sida Madaxweyne Saciid Deni, Madaxweyne Ku-xigeen Cabdi Cilmi Karaash, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Labada Gudoomiye Ku-xigeen, Xubnaha...

DAAWO:-Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu Ka Yiri Wadahadalada Somalia iyo Somalia iyo Waxqabadka Maamulkiisa!

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta fadhi wada jir ah oo labada gole ee baarlamaanku iyo Golaha Guurtada la yeeshay ka jeediyay khudbad...

SAWIRRO:-Madaxweyne Saciid Cabdulaahi oo Daah-Furay Mashruuc Qaliin Loogu Samaynaayo Dadka Faruuran.

Madaxweynaha Puntland oo Daah-Furay Mashruuc Qaliin Loogu Samaynaayo Dadka Faruuran. Garoowe Maarso 24, 2019:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay ilaalinta hantida...

SAWIRRO:-Madaxda Qaranka oo ka qayb galay salaada janaasada wasiir xigeenkii shaqada iyo arrimaha bulshad...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku-xigeenkii...

WARAR KALE