Home Wararka Maanta DAAWO:-Xaaf iyo Sheekh Shaakir oo kormeer ku tegay Wasaarada Maaliyada!

DAAWO:-Xaaf iyo Sheekh Shaakir oo kormeer ku tegay Wasaarada Maaliyada!

114
0
SHARE

Madaxweynaha Gal-mudug Axmed Ducale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Sheekh SHaakir Cali Xasan ayaa maanta kormeeray ku tegay xafiiskyada maamulka uu ku leeyahay Degmada Dhuuso Mareeb.

Madaxweynaha iyo Madaxa Xukuumada ayaa waxa ay si gaar ah u kormeeren Xarunta Wasaarada Maaliyada iyaggoo warbixin ka dhageystay Wasiir ku-xigeenka Maaliyada Gal-mudug.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here