Home Wararka Maanta War-murtiyeed ka soo baxay shirka madasha Dowlad Goboleedyada iyo Xisbi Cusub oo...

War-murtiyeed ka soo baxay shirka madasha Dowlad Goboleedyada iyo Xisbi Cusub oo ay ku dhawaaqen!

132
0
SHARE

War-murtiyeed ka soo baxay shirka madasha Dowlad Goboleedyada oo ka kooban sagaal iyo toban qodob ayaa inta badan looga hadlay arrimaha amniga iyo siyaasada Soomaaliya.

Madaxda afarta dowlad gobobeed ee Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in ay sameystaan xisbi siyaaasadeed loogu magacdaray Horusocod Qaran (National Progressive Party), waxaana Guddoomiye ku meel gaara loogu doortay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Sidoo kale Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa Guddoomiye cusub u doortay Shariif Xasan Kheekh Aadan, halka ay ku xigeen u doorteen Axmed Ducaale Gaalle (Xaaf).

Si kastaba ha ahaate Xisbi siyaaseedkan Horusocod Qaran ee ay sameysteen Hogaamiyayaasha dowlad goboleedyada ayaa la aaminsan yahay in uu qeyb ka yahay xisbiya siyaasada Soomaaliya ee ka qeyb gali doona doorshada 2020 ka dhici doonta dalka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here