Home Wararka Maanta Eng Yariisoow “Waxaa jira Xidlhibaano doonaya in Xabsiga kasii daayaan dadkii gubay...

Eng Yariisoow “Waxaa jira Xidlhibaano doonaya in Xabsiga kasii daayaan dadkii gubay Axmed Mukhtaar

658
0
SHARE

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in ay jiraan dad xildhibaano ah oo doonaya in ay xabsiga ka soo daayaan dadkii nolosha ku gubay Axmed Mukhtaar oo dhowaan lagu gubay Muqdisho.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here