Home Wararka Maanta COD:- Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo XIldhibaan Sadiiq Warfaa oo isku Arkay...

COD:- Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo XIldhibaan Sadiiq Warfaa oo isku Arkay Barnaamijka Dooda

896
0
SHARE

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiriirka ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya oo meel hoose gaaray, islamarkaana khilaaf xooggan uu ka dhex taagan yahay.

Dooda ayaa waxaa ka qeyb galayo Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo labaduba ku sugan Muqdisho.
Halkan Hoose ka dhageyso

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here