Home Wararka Maanta DAAWO:-Waare oo sheegay in ay heshiis la gaareen Dowladda Federaalka ee Soomaaliya!

DAAWO:-Waare oo sheegay in ay heshiis la gaareen Dowladda Federaalka ee Soomaaliya!

472
0
SHARE

Madaxweynaha Hir-shabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay in ay heshiis la gaareen Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Mr.Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ay ka qancisay tabashooyinka gaarka ah oo ay qabeen Maamulkiisa.

Wuxuu sheegay in uu codsiga tixgaliyay Xubnaha golayaasha u matala dowlada Federaalka iyo madaxda maamulkiisa.

Hoos ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here